Wasiirkii hore ee amniga
Puntland General C/laahi Saciid Samatar oo si diiran ay usoo
wada dhaweeyeen Jaaliyada Soomaaliyeed ee reer Boston
(Boston,
April 03,
2010 Ceegaag Online)
Xaflad si aada loo soo agaasimay laguna soo dhaweenayay
wasiirka Amniga ee dawlad goboleedka Puntland General C/laahi
Saciid Samatar ayaa ka dhacday qolalka shirarka ee ASEDON
rugta waxbarashada, Tabobarada iyo Wacyigalinta Soomaaliyeed
ee Boston.
Xafladan oo ay abaabuleen Jaaliyada Puntland ee Boston
ayaa waxaa kasoo wada qaybgaly dhamaan qaybaha
bulshada reer
Boston.
Waxaa goobta quraanka ku furay Doolaal
Waxaa shirka daadihinayay C/qaadir Hindi
Waxaa isna wasiirka magaca reer Boston ku
soo dhaweeyay Cabdulaahi Madey
Waxaa iyana wasiirka magaca reer Boston ku
soo dhaweeyay Maxamed Aadan
Waxaa isna wasiirka magaca reer Boston ku
soo dhaweeyay Kornayl TakarDhagayso
Waxaa iyana wasiirka magaca reer Boston ku
soo dhaweeyay Sahra WarfaaDhagayso
Waxaa iyana wasiirka magaca reer Boston ku
soo dhaweeyay Dr. BocoriiniDhagayso
Waxaa isna wasiirka magaca reer Boston ku
soo dhaweeyay Dr. Xuseen DayibDhagayso
Waxaa isna wasiirka magaca reer Boston ku
soo dhaweeyay Kornayl CarabDhagayso
Waxaa isna wasiirka magaca Puntland
Diaspora ku soo dhaweeyay Dr. BurhaanDhagayso
Waxaa kale oo wasiirka Soo Dhaweeyay
Xildhibaan Faadumo Daahir
Dhagayso
Waxaa isna wasiirka magaca reer Boston ku
soo dhaweeyay Cabdirisaaq Baale
Waxaa isna wasiirka magaca reer Boston ku
soo dhaweeyay Shariif CabdiqafaarDhagayso
Waxaa isna wasiirka magaca reer Boston ku
soo dhaweeyay Warsame AadanDhagayso
Daawo
Sawirada Soo Dhaweenta General C/laahi Saciid Samatar ee
Boston
Daawo sawirada qaybtooda 2aad
www.ceegaag.com
webmaster@ceegaag.com |