Innaa Lillaahi Wa Innaa
Illeyhii raajicuun
Xaaji Maxamed Xaashi Xasan (Xaaji Afgaab) oo ku cimyay
cibaado iyo camal suuban Ayaa ku geeryooday Laascaanood
(Laascaanood,
December 15,
2010 Ceegaag Online)
Innaa Lillaahi Wa Innaa
Illeyhii raajicuun Xaaji Maxamed Xaashi Xasan (Xaaji
Afgaab) oo Maanta ku geer yooday Magaaalada Laascaanood ee
xarunta gobolka Sool isla maantana lagu aasay Laascaanood.
Waxaan
ilaahay uga baryanaa in marxuumka janadii ka waraabiyo
eheladiisiina samir iyo ka siiyo. Sidoo kale bahda Ceegaag
ayaa tacsi u dirasa dhamaan qayska reer Xaaji Afgaab
oo ku kala nool dalka Gudihiisa iyo dibadiisa. Aamiin, Amiin.