Shabakadan
Ceegaag oo noqotay tan loogu nagaadiyo badanyahay
Shabakadaha Soomaalida sidoo kale Boocame oo kaalinta labaad
ku jirta
(Ceegaag,
December 14,
2010 Ceegaag Online)
Ka dib shukaansi aad u badan oo uga yimid
shabakadan dadka ka shaqaysta uruurinta iyo beecgaynta dadka
tirada dadka ee booqata websiteyada ayaa waxaa soo baxday in
webka Ceegaag uusan haysanin "Ranking" oo ah tirada saxda ah
ee soo booqta shabakada.
Kadib markii aan u kuuro galay sababta dadka
suuqgeeyaa u daba taagan tihiin habsami u socodka hawlaha
shabakada ayaa waxaa soo baxday in websiteka ay soo booqdaan
dad tiradoodu badan tahay balse aan waxa loo yaqaan 'IP
addreska' Aqoonsiga aaladaha Computerada ee yaala
maraykanka iyo kanada mooyee aan la hayn dadka kale ee
tiradabadan ee ka soo booqda webka qaaradaha Afrika, Yurub,
iyo Aasiya.
Xog Gorfayn kadib. Maamulka shabakada ayaa
ku gacan saydhay in kharashka shabakada loo leexiyo
Suuqgaynta shabakada balse lagu hagaajiyo tayada wararka
kooban ee aan ka qorna deegaanada ku xeeran magaalada
dhismasa ee Ceegaag.
Caday akhristoow in shabakadan tahay tan
loogu nagaashiyo "Time on Site " iyo "Pageviews/User" badan
yahay shabakadaha Soomaalida waxaanu is barbar dhignay,
Websiteyada Boocame, Hadhwanaagnews, Somaliwayn,
Calanka, Horseedmedia, iyo Hiiraan. waanatan jawaabtii
markii aan Ceegaag shabakadahan kula tartansiinay
joogitaanka ama nagaanshaha lagu nagaado booqshada
shabakadaha.
Ugu danbayn shabakada iyo shaqaaleheedaba
waxaa ka reeban in wax dhaqaalo ah ay ku xidho adeega ay u
hayso Umada Soomaaliyeed. Iyadoo shabakadu haatan gacanta ku
haysa dhaqaalo sanadeedkii 2011ka. Waxaan sigaara ugu mahad
celinanaa dadkii reer Ceegaag ahaa ee ku deeqay dhaqaalahaas.
Eeg
Shabakadkasta waxaa ku xardhan jiitinta shaxda ka matalasa
kalarka ay ku qoran tahay
Sidoo kale
Boocame ayaa iyadu yaraysan oo dhulka ku jiiday shabakado
soo jireen ah
Nala eeg
Nagaanshaha ama joogitaanka Shabakada Ceegaag marka loo eego
shabakadaha kale
Source:
http://www.alexa.com/siteinfo/ceegaag.com#
Eng. Xuseen Fiin
Boston
webmaster@ceegaag.com |