Fadlan
Caawi Wiilkan dhalinyarada ah ee ka naafoobay afarta adin
kuna nool Magaalada Xamar Lagu xidh.
(Xamar Lagu xidh,
July 18,
2010 Ceegaag Online)
magaalada
Xamar lagu Xidh oo dhinaca bariga buuhoodle kaga beegan 35KM
ayaa waxaa ku dhibaateysan Nin dhalinyaro ah oo lagu
magacaabo Cali Maxamed Salwiye (Cali bicir) oo mudo
farabadan ku Xanuunsanayey deegaankaasi xamar lagu Xidh
Waxana xanuunkiisu uu yahay afarta adin oo gabi ahaanba
Neerfayaashu aanay shaqaynay, isla markaana reerkiisu aanay u
awoodin dhaqaale wax looga qabto cafimaadkiisa Waxana
dhakhaatiirta Soomaaliya joogaa ay sheegeen in loo baahan
yahay in dibada dhakhtar loogu Qaado.
Sidaad daraadeed Waxaa dadka Islam-ka ah ee kunool dibada,
gudaha, iyo meel kastaba ay ka codsanayaan inay ninkaasi soo
Caawiyaan Waxaa dhamaan Umada Islamka ah ee Musliniinta ah
lagu Wargalinayaa Cidii wax u awooda ninkaasi dhibaataysan
uu kala xidhiidho Magaalada Buuhoodle gaar ahaan
Xawaalada Amal ama Siciid Khaliif Xagar oo laga
Heli karo (0025224491096)
ama taleefoon bilaasha ah
0015672564070) ama
0025224409917).
Aynu isku
gargaarno ilaahay ha inoo gargaaree
webmaster@ceegaag.com |