Ogaysiis: Waxay ku
wargalinaysaa dhammaan ardaydayda ka qalinjabisay dugsiyada
sare ee gudaha iyo dibadda in Jaamacaddu qaadanayso arday
cusub sanad wax barashadeedka 2010/2011
(Xamar,
July 19,
2010 Ceegaag Online)
Jaamacadda Muqdisho oo horseed u ah
waxbarasho tayaysan, kuna qaabaysan halbeega casriga ee
tacliinta dunida, lehna aqoonsi caalami ah, oo ay ka qalin
jabisay dufcadii 10 aad sanad waxbarashadeedka 2009/2010.
Waxay ku wargalinaysaa dhammaan ardaydayda
ka qalinjabisay dugsiyada sare ee gudaha iyo dibadda in
Jaamacaddu qaadanayso arday cusub sanad wax barashadeedka
2010/2011.
Kuliyadaha kala ah:
1. Faculty of Sharia & Law: oo ka
kooban: a) Sharia & Law.
2. Faculty of Education: oo ka
kooban:
a) Social Science.
b) Arabic Language. c) Islamic Studies
d) Math & Physics e)
Biology & Chemistry.
3. Faculty of Arts & Humanities:
oo ka kooban:
a) History &
Civilization. b) English Language &
Literature.
c) Arabic language &
literature d) Geography
4. Faculty of Economics & Management
Science: oo ka kooban:
a) Economics b) Business
Administration c) Accounting d) Public
Administration
5. Faculty of Computer Science &
Information Technology: oo ka
kooban:
a) Computer
Science. b) Information Technology.
6. Faculty of Nursing:
oo ah : General Nursing:
7. Faculty of Political Science &
Information: oo ka kooban:
a)Political
Science. b) Journalism & Information.
F.G:
Jaamacadda Muqdisho waxaa ku cusub sanadkan fursad ay ka
faa’iidaysankaraan dhamaan ardayda jecel waxbarashada ee ku
mashquulsan hawlo shaqo ama adeega bulshada oo aanay u
suurta galaynin in ay xaadiraan duruusta joogtada ah, taasoo
ah nidaam ka fududaynaya Xaadiridda islamarkaana dhawraya
tayada tacliinta looga bartay jaamacadda Muqdisho.
Fursaddani waxay ka jirtaa dhamaan
takhasusyada jaamacadda marka laga reebo kuliyadaha
Nursing, Coputer Science & Information Technology iyo
qaybaha cilmiga ah ee kuliyadda waxbarshada.
Qabashada faylashu
waxay ka bilaabanaysaa Xarunta Maamulka Jaamacadda ee KM5
Maalinta Sabtida, 24/07/2010 waxayna ku ektahay
Khamista, 19/08/2010.
Maalmaha shaqada:
Sabti ilaa Khamiis. Saacadaha
shaqada:
8:00 AM ilaa 3:00 PM
Wixii faah faahin dheeri ah fadlan kala
xiriir Xafiiska diiwaangalinta:
MAHADSANIDIIN
P.O.Box: 27081 Dubai, U.A.E
Tel: 00252-59-32454 / 00252-1-858479 / fax:
00252-1-216820- Somalia
E-mail:
puntland@Mogadishuuniversity.com
www.mogadishuuniversity.com
webmaster@ceegaag.com |