Innaa Lillaahi Wa Innaa
Illeyhii raajicuun Cawil Muuse (Cawil Baradho) oo ku
geeriyooday magaalada Edmonton.
(Edmonton,
November 26,
2010 Ceegaag Online)
Ilaahay naxariistii Jano haka Waraabiyee Waxaa shalay
Magaalada Edmonton ku Geeriyooday Cawil Muuse (Cawil
Baradho) oo maanta oo jimce ah lagu aasey Xabaalaha Muslimiinta ee magaalada Edmonton.
Hadaba
Jaaliyadda SSC ee ku dhaqan Magaaladan Edmonton Waxay tacsi
udirayaa dhamaan Reer Muuse Cali geeridii ku timid Wiilkooda
Cawil Muuse Cali (Cawil Baradho) oo shalay ku xijaabtey
magaalada Edmonton ee Dalka Canada.
Waxaan
Alle uga baryaynaa in janadii Fardawso ka waraabiyo
marxuumka qaraabadii, ehelkii iyo asxaabtii uu ka
baxayna samir iyo iimaan Alle ka siiyo.
Aamiin..Aamiin..Aamiin
Waxaa tacsidan diraya
Chief
Caaqil Cismaan Gaabeey & Xaaskiisa
Jamaal
Xaaji Cali Cilmi & xaaskiisa
Caaqil
C/rashiid Maxamed Faarax & xaaskiisa
Ahmed
Aw-maxamed Xasan
Xaaji
Cali wadaad & xaaskiisa
Ciise
Xaaji Ismaaciil
Cismaan Maxamed Cilmi (Garoowe)
Maxamed Cawad Caateeye
Liibaan Max’ed X. Cali
Khaalid Saalax Maxamed Lacle
C/nuur
Saalax Maxamed Lacle
Maxamed C/laahi Axmed (Ina Qoorleex)
Faisal
Maxamuud Mire
Khadar
Ciise Cabdi
Bile
Cabdi Dalmar
Saalax
Maxamed Xasan (Sahabah)
Cumar
Xiireey
Siciid
Maxamed Caarshe
Maxamed Siciid Barawaani
Mohamed C/laahi
Faisal
Cabdi Kilin
C/fataax
Maxamed Cabdi Kilin
Maxamed Ciise Ismaaciil
Mukhtaar Cawad
Cumar
Madar
Maxamed Maxamud Diiriye
Cali
Maxamed Cali (Cali dheere)
Siciid
Qaraaf
Cawil
Aaden tarabi (Faranko)
Ahmed
Ildab
Ahmed
Abyan
C/qaadir
Kaarshe
Cali
Geelwade
Dr.
C/casiis Cali C/kariin
Maxamed Gaagaale
C/casiis
qoorleex
Maxamed Madoobe
Annagoo ah bahda Ceegaag Online waxaan tacsi u gudbinaynaa
dhammaan ehelka iyo qaraabada uu ka geeriyooday marxuum
Cawil Muuse Cali waxaanuna ilaahay uga rajaynaynaa marxuumka
in uu jannadii ka waraabiyo ehelkana samir iyo iimaan ka
siiyo.
Aamiin
Sidoo
kale waxaa Tacsi nasoo gaadhsiiyay Jaaliyadda SSC ee
Magaalada Calgary
INAA LILAHI WA
INAA ILAYHI RAAJICUUN
Waxa
maalinimadii shalay ee khamiista ahay ku geeriyooday
magaalada Edmonton ee wadanka Canada marxuum Cawil Muse Ali
(Awil Baradho), oo runtii ahaa nin muxtarima ka ahaa
bulshada soomaaliyeed ee uu la noolaa, hadaba anagoo ah guud
ahaan jaaliyada SSC ee magaalada Calgary Waxaan tacsi u
direynaa dhamaan eheladii uu ka geeiyooday, waxaana Ilaahay
uga baryaynaa inuu janadii ka waraabiyo.
Waxaa Gaar ahaan Tacsidan Diraya dadka kala ah
1- Caynaashe
Cabdirahman
2- Maxamuud Ali
Ayax
3- Maxamed Muuse
Ismaciil (Buuni)
4- Cabdi Farrax
Istadh
5- maxamed Cali
mahdi
6-Cibaado
Ismacil Foyaan
7-Sahra cabdi
xabxab
8-Zakariye
Maxamed
9-Cadil xasan
Xaji
10-Adeer Ali
Duulane
11- Ahmed Miirow
12-Ibrahim
Maxamed yare Caafi
13-Xamse Abdi
Xabxab
14-Cumar axmed
haji Hirad
15_Casha maxamd
16-Zainab
Qaybdiid
17-Laki qaybdiid
18- Faati xaaji
hiirad
19- Maxamud
ahmed Jengeli
20-Nuri axmed
jengeli
21-Maxamed Calas(
China man)
22-Nuradin Jiif
yare
23-Abdirahman
jiif yare
24-Cali Faloosi
25- Cabdi barkad
26-Abdirashid
Dhimbil
27-Maryan Abdi
28-Fosiya
maxamed
29-Fosiya
maxamed
30-Riyad Maxamed
31- Kowsar
maxamed
32-Anisa Abdi
bootaan
33-Fatxiya
Abdilaahi Ali
34-Timiro Faarax
35-Deeqa Ducaale
36- Yusuf Abood
37-Faysal
abdirahman
38-Dahir
Cabdirahman
39-Mahad
Caynashe abdirahman
40-Jabril ali
Ayax
41-Maxamed Cali
ayax
42-Shukri Maxed
Khalid
43-Axmed Dheere
44-Xasan
Maxamuud Ow muuse
45-Awil Khayaad
Iyo qaar kaloo
badan. Waxaan tacsi lama dhaafaana u direynaa qoyskii iyo
eheladuu ka geeriyooday marxuum Awil Muse Ali ( Awil
Baradho) Ilaahay janadii haka waraabiyo isagana aamiin
www.ceegaag.com
webmaster@ceegaag.com |