Gudoomiyey Caaqil Axmed Diiriyey Jiinje
Khasnajiga Dhaqaalaha Gudiga Axmed Cabdi Cawad(Koofiyad)
Xisaabiyaha Gudiga MaxamedYuusuf Xasan(Fayax).
Gudiga ayaa Maanta Waxaa ku Dhawaaqay Isimada Gobolka Cayn
ugu Horeeyo Garaad C/laahi Garaad Soofe Suldaan Siciid
Cismaan Cali iyo Garaad Saleebaan Buraale adan Waxayna
Isimadu sheegeen in Gudigan Loo Magacaanay Danaha Gobolka
Cayn iyo Xaalada Haatan ka taagan Guud ahaan Mandaqada,
isla Markaana la farayo Dhamaan Jaaliyada Dibada ee SSC
inay Gudigaasi kala soo Xidhiidhaan Xaaladuhu halka ay
Marayaan.
Isimada ayaana intaasi ku Daray inaanay Jirin Gudi Kale oo
loo Xilsaaray Colaadan haatan ka jirta Deegaanka Waxan
Kaloo Isimadu Sheegeen inay Gudigaasi Isu Qaybiyeen Qaybo
faraban oo aan Saxaafada Loo soo badhigi karin Wata
shaqooyinkii loo Diray, ka Isimo ahaana Garab taagan
yihiin Waxgaradkaasi ka kooban Dhamaan Beelaha Dega
Deegaanka Buuhoodle(Warbixinta Isimada oo dhan ka dhagayso
Ceegaag.com