Xaflad aad loo soo agaasimay oo ay ka soo qayb galeen
Wasiiro, xilibaano, masuuliyiinta heer gobol iyo mid
degmaba, culumaa udiin, isimo cuqaal iyo waalidiin ayaa
ka dhacday magaalada Buuhoodle.
Xafladaan oo ujeedadeedu ahayd madbacad cusub oo laga
furey dugsiga sare ee Hawd Buuhoodle dhinaca kale deeq
computereed oo uumaamulaha shirkada Telsom ugu deeqay
Hawd Secondry School.
Xafladaan ayaa waxaa ka hadlay masuuliyiin fara badan oo
uu ugu horeeyay Maxamed
Faarax Aadan oo ah wasiirka
kalluumaysiga iyo khayraadka bada ee Puntland wasiirku
waxa uu ka hadlay siidii loo horu marin lahaa loona
tayayn lahaa waxbarashada gobolka sameeyayna balan
qaadyo farabadan.
CEEGAAG ONLINE
BUUHOODLE
Alxusayni Zuhani