Madaxweyne Obama oo Muslimiin
badan afur ugu sameeyay aqalka cad ee Mareykanka.
(Washington, Aug 12, 2011
Ceegaag Online)
Madaxweynaha
dalka Maraykanka Barack Hussein Obama ayaa shalay afur ugu sameeyey
aqalka cad ee looga arrimiyo dalka Maraykan xubno sar sare
oo ka mid ah Muslimiinta ku dhaqan dalkan Marayknaka, taas
oo ay ka qayb galeen masuuliyiin sarsare oo ka tirsan
maamulka Madaxweyne Obama iyo xildhibaano ka socday
Golayaasha sharci dejinta.
Xafladan
Afurka ah oo shalay ka dhacday White House-ka ayaa waxaa
lagu soo dhaweeyey xubno si gaar ah loo casumay oo kamid ah
Muslimiinta ku dhaqan dalkan, oo ay ku jiraan labadii
Xildhibaan ee u horeeyey oo Muslim ah oo xubno ka noqda
Congresska dalka Maraykanka.
Madaxweyne Barack Obama ayaa sanadkii 3aad afur ugu sameeyay
Aqalka cad qaar ka mid ah dadka Muslimiinta dalkan
Mareykanka ayaa waxaa uu fursadaas kaga faa´iideystay inuu
halkaas ku xuso muslimiintii ku geeriyootay dhacdadii 9/11
ee sanadkii 2001 oo bisha September 11, 2011 la xusi doono
sanadguuradii tobnaad ee dhacdadaas.
Hadaba halkan hoose ka akhriso dadka nasiibka u yeeshay in
ay ka qaybgalaan xafladaas ka dhacdey Aqalka cad ee looga
arimiyo dalkan mareykanka.
MEMBERS OF CONGRESS The Honorable Andre Carson, United
States Representative The Honorable John Conyers, United
States Representative The Honorable Keith Ellison, United
States Representative The Honorable Donald Payne, United
States Representative
DIPLOMATIC CORPS
Her Excellency Amina Salum Ali, Ambassador, African Union
Mission
His Excellency Abdallah Baali, Ambassador, People’s
Democratic Republic of Algeria
His Excellency Yashar Aliyev, Ambassador of the Republic of
Azerbaijan
Her Excellency Huda Ezra Nonoo, Ambassador of Bahrain
His Excellency Akramul Qader, Ambassador of the People's
Republic of Bangladesh
His Excellency Bienvenu Joseph Charles Foe-Atangana,
Ambassador of Cameroon
His Excellency Adam Bechir Mahamoud, Ambassador of the
Republic of Chad
His Excellency Roble Olhaye, Ambassador of the Republic of
Djibouti
His Excellency Sameh Hassan Shoukry, Ambassador of the Arab
Republic of Egypt
His Excellency Mory Karamoko Kaba, Ambassador of Guinea
His Excellency Bayney Ram Karran, Ambassador of Guyana
His Excellency Dino Patti Djalal, Ambassador of Indonesia
His Excellency Samir Shakir Mahmood Sumaida’ie, Ambassador
of the Republic of Iraq
His Excellency Micahel Scott Oren, Ambassador of Israel
His Excellency Aziz Mekour, Ambassador of the Kingdom of
Morocco
Her Excellency Aminata Maiga Djibrilla, Ambassador of Niger
Her Excellency Hunaina Sultan Ahmed Al Mughairy, Ambassador
of the Sultanate of Oman
His Excellency Husain Haqqani, Ambassador of Pakistan
His Excellency Mr. Maen Areikat, Ambassador, PLO Mission
His Excellency Ali Bin Fahad Faleh Al-Hajri, Ambassador of
the State of Qatar
His Excellency Sergey Ivanovich Kislyak, Ambassador of the
Russian Federation
His Excellency Adel A.M. Al-Jubeir, Ambassador of Saudi
Arabia
Her Excellency Fatou Danielle Diagne, Ambassador of Senegal
His Excellency Bockari Kortu Stevens, Ambassador of Sierra
Leone
His Excellency Subhas Chandra Mungra, Ambassador of the
Republic of Suriname
His Excellency Mwanaidi Sinare Maajar, Ambassador of
Tanzania
His Excellency Edawe Limbiye Kadangha Bariki, Ambassador,
Togo
His Excellency Namik Tan, Ambassador of the Republic of
Turkey
His Excellency Yousif Mana Saeed Alotaiba, Ambassador,
United Arab Emirates
His Excellency Ilhomjon Tuychievich Nematov, Ambassador of
the Republic of Uzbekistan
His Excellency Abdulwahab A. Al Hajjri, Ambassador of the
Republic Yemen
His Excellency Ufuk Gokcen, Ambassador and Permanent
Observer, Organization of the Islamic Conference
The Honorable Damir Dzanko, Chargé d'Affaires at Interim of
Bosnia
The Honorable Sufyan Salman Qudah, Chargé d'Affaires at
Interim of the Hashemite Kingdom of Jordan
The Honorable Jetish Jashari, Chargé d'Affaires at Embassy
of Republic of Kosovo
The Honorable Tarek Ben Youssef, Chargé d'Affaires at
Interim of Tunisia
COMMUNITY MEMBERS
Mr. Hamza Abdullah, Arizona Cardinals
Mr. Husain Abdullah, Minnesota Vikings
Ms. Dina Amer
Mrs. Durriya Badani, Brookings Institute
Ms. Faiza Arain, Los Angeles Police Department
Dr. Mahmoud Eboo, Aga Khan
Mr. Mohamed Ali Malouche, Tunisian American Young
Professionals
Mr. Akram Syed, National Association of Indian Muslims
Mrs. Mansura Shajahan
Mr. Yusuf Shajahan
Dr. Manzoor Tariq, Association of Pakistani Physicians of
North America