Waxaannu
ka-wada xunnahay in waqtigan adag ay xildhibaannada qarkood
horsedeen arrin aan marnaba loo-joogin oo waxyeello u
geysatay sumcadda Golaha Sharci Dejinta Somaliyeed. Waxaan
ku talineynaa, kuna-adkeyneynaana in masuuliyada,
heshiisyada iyo xeerarka loo hogaansamo, fawdana layska
ilaaliyo.