Maxamed Cabdi Faarax(19) iyo Saaxiibkii Ammiin Axmed
Ismaaciil (18) oo lagu dilay Milton Keynes wadan UK
(London, May 28, 2011
Ceegaag Online)
Laba wiil oo
Soomaali ah ayaa lagu dilay Milton Keynes oo qiyaastii 50
mayl u jirta caasimada Boqortooyada Ingiriiska ee London.
Labadan barbaar ala ha u naxariistaa ayaa waxaa ooda rasaas
kaga qaaday qolooyin gang ah oo iyaga lagu sheegay inay
ahaayeen Bakistaan.
Waxaan tacsi
tiiraanyo leh u dirayaaa aabe C/qaadir Faarax Xasan Faliidh
iyo hooyo Faadumo Axmed Cabdi Hiirad oo uu uga geeriyooday
Marxuun Maxamed Cabdi Faarax alle haw naxariistee oo gacan
ka xaqdarani ku dishay magaalada Milton Keynes
illaahayna naxariistii jano haka waraabiyo samir iyo
iiimaana alle hakasiiyo waalidiintiisa iyo walaaalihii iyo
dhamaanba eheladiiisa aamiiin aaamiiin aamiin.
Sidoo kale waxaanu tacsi u diranaa
reer Axmed Ismaaciil oo aanu lanahay idinkana samir iyo
iimaan ilaahay ha idinka siiyo Marxuum Amin Axmed
Ismaaciilna janadii ilaahay ha ka waraabiyo aamiiin
aaamiiin aamiin.
Booliska ayaa hada gacanta ku haya
baadhitaanka cidii
ka danbaysay faldanbiyeedkaa waana tan xaaladu ee daawo
vediowga