Waxaa Degmada Taleex u Shir ugu Soo Gaba Gabooy Qaar kamid ah
Cuqaasha beelaha Maxamuud garaad Shirkaasu uu So guul ah ugu
soo Gaba Gaboobe,kulan balaadhan oo ay iskugu yimaadeen
Cuqaashii Shirkaasi sida wada jirka ah u qabatay iyo
dadwayanaha reer taleex ayaa ka dhacay Xaruunta Taleex kaasi
oo ay kaga warbixiyeen waxyaabihii shirkaasi uu ku saabsanaa.
Shirkan ayaa waxaa Ka hadlay Caaqil Axmed Hoolif oo ka
tirsan Cuqaasha ugu faca iyo magaca wayn ee deeganadda SSC
isagoo Sheegay in xiliga Shirku uu Haatan Raagay Kana Raagay
Dhamaan Umada Dhulbahanta Ka dibad jooga iyo ka Dalka Jooga
Intaba, Isla markaana waxa uu Caaqilku Sheegay in ay Soo
dhawaynayaan dhamaan ergooyinka ka qayb galaya shirkan.
Sidoo kale waxaa isna halkaasi ka hadlay Gudoomiyaha Gudiga
Qaban Qaabada ee Shirka Khaatumo 2 Waxa uuna sheegay in uu
aad ugu faraxsanyahay in ay Kulan wada qaataan Cuqaasha
Beelaha maxamuud garaad,