Inaa Lilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun:
Foosiya
Maxamed Cali Geedeeye.
oo shalay ku geeriyootay magaalada Burco.
Waxaa maalintii shalay oo isniin ahayd, bisha April 23
keedii ku geeryootay magaalada Burco, ALLA HA U NAXARIISTEE
Foosiya Maxamed Cali Geedeeye.
Marxuumada waxay ahayd shakhsi wanaag oo ku sifawday dad
iyo diin jacayl. Waxay ahayd mid alla ka cabsiga iyo
cibaadada ilaahay aad ugu dadaali jirtay, mar walbana
gargaari jirtay ummadda muslinka ah ee ay la noolayd .
Dhammaan qoysaska reer Yussuf geedeeye iyo reer Ibrahim
Xiirey waxay tacsi u dirayaan hooyo Cudbi Abokor iyo
caruurtii ay marxuumaddu ka geeryootay iyo qoyskii,
qaraabaddii, asxaabtii alla ha u naxariistee Marxuumad
Foosiya Maxamed Cali meel kasta oo ay joogaan.
WAXAANU ILAAHAY KA BARYAYNAA INUU MARXUUMADDAAS
NAXARIISTII JANNO KA WARAABIYO, DHAMMAANTEENNA SAMIR IYO
IIMAAN INAGA SIIYO