Beesha Hayaag oo
kalsoonidii kala noqotay Isim C/laahi Axmed Cali Dabagooye.
(Ceegaag,
April 27, 2012 Ceegaag Online)
KU: Dawlada Federaalka KMG ee Soomaaliya
KU: Golaha Sare ee Dhaqanka Maamulka Khaatumo
KU: Isimada Beesha Daarood
KU: Golaha Madaxtooyada Maamulka Khaatumo
KU: Golaha Fulinta Maamulka Khaatumo
Shirar wada tashi
ah oo ay isugu yimaadeen odayaasaha, waxgaradka,
aqoonyahanka, haweenka iyo bulshada qaybaheeda kala duwan ee
Beesha Xuseen Siciid (Hayaag) oo ka kala dhacay wadanka
gudihiisa iyo dibadiisa, waxaa la go,aansaday qodobadan soo
socda sida:
·
In
beesha Xuseen Siciid (Hayaag) ay ka mid tahay bud
dhigayaashii maamulka Khaatumo State of Somalia, si buuxdana
u taageersan yihiin maamulka Khaatumo.
·
In
beeshu ay soo dhawaynayso talaabo kasta oo laga qaado cidii
ka hor timaada geedi socodka maamulka Khaatumo State of Somalia
iyo danaha beesha Dhulbahante. Hadii ay tahay beel, shakhsi,
madax dhaqameed, iwm.
·
Hadaba markii Boqor Cabdilaahi Axmed Cali. (Dabagooye) uu
jebiyay kuna xad gudbay xeerarkii aasaasiga ahaa ee golaha
sare ee dhaqanka ee ay ku midowbeen beelaha SSC uuna ku
gacansaydhay dhamaan talooyinkii beesha uu isimka u yahay.
·
Iyadoo beeshu taa ka duulaysa, waxay go,aan ku gaadhay in
laga bilaabo maanta oo Jimce ah, bisha April tahay
27th, 2012 ay si buuxda kalsoonidii
isimnimo ugala noqotay Cabdilaahi Axmed Cali.(Dabagooye).
Wixii taariikhda kor ku xusan ka dambeeya uu yahay shaqsi
caadi ah oo beesha ka mid ah.
Sidaa darteed
beeshu waxay guda gashay abaabul ay ku soo xulayso shaqsigii
buuxin lahaa kaalinta isimnimo ee uu baneeyey Cabdilaahi
Axmed Cali.
Waxaa baaqan soo
saaray magacyadan hoos ku qoran oo ku kala nool dalka
gudihiisa iyo dibadiisa:
General Maxamed Cali Abokor |
USA |
Axmed Cali Abokor |
USA |
Cali Cawl Xuseen |
USA |
C/Rashiid Macalin Faarax |
USA |
Yaasiin Galaydh (Koofil) |
Uganda |
Yuusuf Galaydh |
Canada |
Maxamed Ibraahim Samatar |
U.A.E |
Caaqil Cabdi Jaamac Gaydh |
Somalia |
Caaqil Cabdilaahi Cawil Faarax Dabataag |
Somalia |
Caaqil Cabdi Ciise Guduri |
Somalia |
Caaqil Cawil Cali Abokor |
Somalia |
Caaqil Aadan Warsame Dheere |
Somalia |
Caaqil Maxamed Cadde Faarax |
Somalia |
Cabdi Xaaji Cali Cilmi (Riigle) |
Somalia |
Cabdi Kariin Xasan Muuse Cawl |
Somalia |
Cali Weerar Maxamuud |
Somalia |
Xiis Ibraahim Reygal |
Somalia |
Cabdi Gurey Ismaaciil Gamaadiid |
Somalia |
Sanyare Maxamuud Biixi |
Somalia |
Fiin Faarax Garwiye |
Somalia |
Xaashi Cali Dhalinyaro |
Somalia |
Maxamed Xaaji Cabdi Madoobe |
Somalia |
Cawaale Jaamac Reygal |
Somalia |
Maxamed Xaaji Ducaale |
Somalia |
C/Laahi Gurxan |
Somalia |
Ibraahim Yuusuf |
Somalia |
Xasan Cali Jaamac |
Somalia |
C/Casiis Cali Cawl |
USA |
Maxamuud Maxamed Aadan (Lafoole Yare) |
USA |
Jamaal Xaaji Cali Cilmi |
Canada |
Ibraahim Diiriye Saleebaan |
USA |
Hussein Fiin Xaaji Cali |
USA |
Bashiir Xasan Muuse Cawl |
Norway |
Sulub Ismaaciil Abokor |
USA |
C/Risaaq Cali Caateeye |
USA |
Maxamuud Axmed Cali Abokor |
USA |
Guuleed Axmed Cali Abokor |
USA |
Xuseen Axmed Cali Abokor |
USA |
Cusmaan Axmed Nuur (Xidig) |
Kenya |
C/Ladiif Ismaaciil Abokor |
Kenya |
C/Laahi Hareeri |
Norway |
Canbe Food Ashkir |
Kenya |
C/Kariin Maxamed Xaaji Nuur |
Kenya |
Jaamac Gaas Guutaale |
Kenya |
Ismaaciil Gaas Guutaale |
Kenya |
C/Risaaq Axmed Nuur |
Kenya |
Axmed Ismaaciil Gaas Guutaale |
U.K. |
Asad Ismaaciil Jiir |
Mozambique |
Bashiir Maxamed Cawad |
Mozambique |
Ismaaciil Cali Caabi (Dhegaweyne) |
Kenya |
Xuseen Cabdi Muuse Cawl |
Mozambique |
Maxamuud C/Kariim Xasan |
Mozambique |
Cabdi Cali Qoolas |
Kenya |
Farxaan Cumar Salwe |
Mozambique |
Googooye Cali Jaamac Gaydh |
Mozambique |
Ibraahim Cabdi Aw Xassan |
Kenya |
Dirir Axmed Muuse |
Sweden |
C/Raxiim Diiriye Saleebaan |
USA |
C/Laahi Saleebaan Xuseen |
USA |
Faadumo Salaad Ciise |
USA |
Caasha Cali Dhalinyaro |
USA |
Liibaan Fiin Xaaji Cali |
USA |
Mustafa Cali Cawl |
USA |
Maxamed Cali Cawl |
USA |
Cawl Cali Cawl |
USA |
C/Raxmaan Maxamed Aadan |
USA |
Hodan Cali Cawl |
Canada |
Sahra Cali Cawl |
Canada |
Yaasmiin Cali Cawl |
USA |
Umalkhayr Cali Cawl |
USA |
Mukhtaar Axmed Cali Abokor |
USA |
Bood Axmed Cali Abokor |
USA |
Canab Axmed Cali Abokor |
USA |
Maxamuud Cali Ayax |
Canada |
Farxiya Axmed Cali Abokor |
USA |
Asad Maxamed Maxamuud |
USA |
Caynaanshe C/Raxmaan Abkey |
USA |
Jaamac Xayd Samatar |
USA |
Farxiya Faarax Garwiye |
USA |
C/Raxmaan Xayd Samatar |
USA |
C/Raxmaan Cumar Cali |
USA |
Maxamed Maxamuud Cali Ayax |
USA |
Koos Axmed Abdulle (Ina Sanwaa) |
USA |
Khadra Cali Abokor |
USA |
Faadumo Siciid |
USA |
Sheekh Yuusuf Aw Xasan |
USA |
Ibraahim Sheekh Yuusuf |
USA |
Cusmaan Cabdi Samatar (Dudumo) |
USA |
Cabdi Faarax Cali Cadmeed |
Canada |
Faarax Cali Dhalinyaro |
USA |
Cabdi Cali Dhalinyaro |
USA |
Aadan Cali Dhalinyaro |
USA |
C/Rashiid Caano Jecel |
USA |
Deeq Saleebaan Maxamuud |
USA |
Shire Xasan Reygal |
USA |
Faarax Reygal Maxamuud Yeey |
U.K. |
Xuseen Ismaaciil Reygal |
U.K. |
Khaliif Cabdilaahi Isxaaq |
USA |
Khadar Aadan Isxaaq |
USA |
Caasha Shire Maxamed |
Holland |
Sahra Cabdi Kilin |
USA |
Xaliima Xayraan |
USA |
Cawil Ducaale Ciise Carabay |
Somalia |
Axmed Koofiyad |
Somalia |
Aadan Barkhadle Cashuur |
Somalia |
Maxamed Cabdi Kilin |
USA |
Xuseen Jigraale |
USA |
C/Rashiid Xuseen Jigraale |
USA |
Farxaan Xuseen Jigraale |
USA |
Aadan Cali Caateeye |
Saudi Arabia |
Maxamed Aadan Waambe |
USA |
Maxamed Axmed Cumar |
Somalia |
C/Casiis Maxamed Cali Abokor |
USA |
Xasan
Aadan Xuseen Cumar |
USA |
C/rashiid
Cumar CAli Cilmi |
USA |
Maxamuud
C/rashiid Cumar CAli |
USA |
Cabdalle Jamali Xaaji Cali |
Somalia |
C/Xakiin Cali Abokor |
Somalia |
Muuse Cali Abokor |
U.A.E |
Mohamed Faarax Cali Cadmeed (Ciro) |
Kenya |
Abdirahim Mohamed Ismaaciil |
Kenya |
Wabilaahi Towfiiq
webmaster@ceegaag.com |