Ogaysiis:
Waxaan Akhrisyaashayada qaaliga ah qaarkood
aanan laga raali galinayn daabicid la'aanta
qoraladiinii Mawliidka.
Shabakadan waxaa gacanta ku haya
Saalixiya! Sidaa awgeed wixii ay daabacaso waa in
aad loo hubiyaa, hadii aan usoo daadago qoraalada
Mawliidka oo macnohooda aan ka dareemay waxa afka
ingiriiska lagu yidhaahdo "Birthday Party" loo
qabto Rasuulkeenii Maxamed (Nabadgalyo iyo
Naxariisi Korkiisa ha ahaatee) oo laga soo min
guuriyay Cagaariyiin reer Masar ahaa asalkuuduna
islaamnimadooda Calaamad su'aal saarnayd!!!.
Sidaa awgeed anaga oo aan marnaba
ka tanaasulayn dhex dhexaad nimadayada balse waxa
dadka lagu majaro habaabinayo kama qayb qaadan
karno, cidii haysa Xadiis ama Aayad Quraana oo
farasa umadaha Islaamka inay wayneeyaan una dabaal
dagaan dhalashada midkamida Rasuulada ilaahay
aadanaha usoo diray noosoo sheega Culimada Webka
ayaa loo gudbinayaa e.
Maqaaladiinana waanu sii daynanaa
balse Hadii aysan ficilkaasu Diin ahayn idinkama
raali galinano dabicid la'aanta waayo Bidcada iyo
sixun wax usheegu sixirka waa ka daran yahay.
Eng. Xuseen Fiin