Dhamaan Waxgaradka,
Ugaasyada, Culumaa'udiinka Haweenka & Dhalinyarada reer
Azania State of Soomaaliya iyo Beesha Cabdirahman Absame(Ogaden)
ayaa si aan kala harlahayn u taageeray Shirka Khaatumo2 ee
ka soconaya Magaalada Taleex.
(Sweden,
Jan 11, 2012 Ceegaag Online)
ASC WR WB. WCCCC DARWIISH
LAND
Dhamaan
Waxgaradka, Ugaasyada, Culumaa, udiinka Haweenka &
Dhalinyarada reer Azania State of Soomaaliya iyo Beesha Cabdirahman Absame(Ogaden)
ayaa si aan kala harlahayn u taageeray Shirka Khaatumo2 ee
ka soconaya Magaalada Taleex.
Waxaanu ku bogadinayna mamulka
cusub ee darwish stat of somalia inay noqdan kuwii midooba
mustaqbal tayo u leh diintoda iyo mamulkoga iyo somali oo
dhan ilahay inuu uga dhigo mamulka cusub ee darwiish ,amiin
amiin
Darwiish State wa dhul
tariikheed qoto dheer leh iyo halgan tariikheed oo manta la
odhan karo waxa weeye tariikhda kaliya ee Soomaali leedahay
marka laga hadlayo. Waxa lagu xusaa halganki Sayid Maxamed
iyo qalcadihiiisi oo manta uu kasoo baxay shirka khaatumo2
oo soo sartay maamulka Darwiish State oo loogaga dhawaaqay
Taleex oo ah magaalo tariikhiya,
Darwiish State waa mid loo han
waynaa oo in mudo ahba lasugayay waxayna manta garteen
dantii ahayid nina yuusan hoos tagin nin kale ee haloo
sinaado dawlada fedaralka ah ee Soamaaliwayn. Waxay
beeshu leedahay noqda kuwii ilahay la garab qabto SW, waxana
haboon in manta loo midoobo midnimo iyo mawqif midaysan oo
lagaga baxayo ama lagaga mar'maayo mamuladi ay u dhaxeeyeen
walalahayga manta ku dhawaqay mamulka Darwiish State of
Soomaaliya,
wellcome Darwiish Stat of Somalia
guuul iyo gobanimo ayay idin leeyihiin (azania state of
somalia)
Maxamed Aadan Wayeel
ÖREBRO SWEDEN
Ceegaag
waxay aaminsantahay soo celinta Soomaaliwayn balse
Akhristayaashayada waanu ku qancinaa