Dr. Cali Cawl Xuseen oo
soo dhaweeyay maamulka cusub ee Khaatumo.
Mar aanu la xidhiidhnay Dr. Cali Cawl Xuseen waxna ka
waydiinay sida uu u arko maamulka cusub ee lagu dhawaaqay in
laga yagleelo caro Dhulbahante ayaa Dr. Cali Cawl yidhi
'Waxaan rajaynayaa in maamulkani hirgalo oo noqdo mid u
horseeda dadka mandaqadan barwaaqo iyo nabadgelyo. Guul iyo
Gobanimo'