Qaar kamida
Ciidamadii Maamulka Somaliland oo usoo
abtirsaday dhinacaa iyo maamulka Khaatumo
Ciidamadan oo saldhigoodu ahaa guutada labaad
saldhiga 22aad ama dooxada Waqdari oo habeen hore
ka soo guureeyay maamulka Somaliland ayaa shalay ku
waabariistay magaalada Taleex ee dhinacaa iyo
maamulka Khaatumo, maanta ayaa saxaafada loo soo
bandhigay iyada oo uu maamulka khaatumo soo
dhaweeyay. daawo