Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed oo maanta kusoo guryo noqday
magaalada Muqdisho.
(Muqdisho, June 04, 2012, Ceegaag Online)
Madaxweynah Dowladda KMH
ah ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta dalka dib
ugu soo laabtay iyadoo garoonka Aadan Cade International si
diirran loogu soo dhaweeyay.
Madaxweyne Shariif
Sheekh Axmed oo ka soo laabtay dalka Turkiga halkaas oo uu
kaga Soo qeybgalay shirkii caalamiga ahaa ee looga hadlayay
arimaha Soomaaliya ayaa markii uu kasoo degtay garoonka
wuxuu salaan sharaf ka qaatay cutubyo ka tirsan Ciidamada
qalabka sida, iyo kuwa African Union-ka.
Ceegaag@hotmail.com
webmaster@ceegaag.com
|