Innaa Lillaahi
Wa Innaa Illeyhii raajicuun: oo ku geeriyootay
Magaalada Baladxaawo.
(Baladxaawo,
March 15, 2012 Ceegaag Online)
INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN
”KULU NAFSIN
DAA'IQATUL MOOTI”
Waxaa
maalinimadii isniinta ee bishu ahayd March 12,
2012 magaalada Baladxaawo ee gobolka Gedo ku
geeriyootay Allaha u naxariistee
Faadumo Sheekh C/laahi
(Faadumo Dhaashan), Hadaba Dhammaan Asxaabta hoos
ku xusan waxaa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan
Mohamed Warsame Mohamed,
Cabdi Mohamed Warsame, Ilma Cawil Mohamed
Wasrame iyo Hooyadood Sahra Ahmed Suldaan, iyo Reer
Sheekh C/laahi geerida naxdinta leh ee ku timid ALLE
ha unaxariistee Faadumo Sheekh C/laahi (Faadumo
Dhaashan) Waxaana
leenahay samir iyo iimaan ilaahay ha idinka siiyo
geeridaa xaqa ah, marxuumada janadii Fardowsa ALLE
hakawaraabiyo AAMIIN.
Waxaan Illaahay uga baryeynaa in Marxuumada
Janadii Fawdasa ka waraabiyo qoyskii iyo
qaraabadii ay ka tagtayna samir iyo Imaan ka
siiyo. Aamiin Aamiin Aamiin.