Marwada 1aad ee
Jamhuuriyada Jabuuti oo xadhiga ka jartay Carwo
Lagu Soo Bandhigayey Hidaha Iyo Dhaqanka
Soomaalida
Marwada 1aad ee Djibouti Marwo Khadro
Maxamuud Xeyd iyo Wasiirrada dalkaasi ayadoo
Carwadan oo aheyd mid si weyn loosoo agaasimay ay
xubnaha diyaariyey ka kala yimaadeen gobollada
Djibouti. Carwadan ayaa lagu soo bandhigay alaabta
hidaha iyo dhaqanka Soomaalida.
Waxaa kale oo iyana kamuuqatay hidaha
qabaa'ilada canfarta ee dagen DJabuuti. ma'aha
markii ugu horeesay ee DJabuuti soo bandhigto
iyada oo noolaynasa hidaha iyo dhaqanka balse
waxay hore u gacan qabteen abawaanadii, qoraayadii,
iyo fanaaniinta Soomaaliyeed kadib burburkii ku
yimid Soomaaliya.