Ururka
haweenka ee Isjecel oo casho sharaf u sameeyay
Xil: Safiya Cabdi Nuur iyo Xubi Xuseen Al-xaaji
(Boston, March 15, 2012 Ceegaag Online)
Habeenkii Sabtiga 03/10/12 waxaa magaalada
Boston lagusoo dhaweeyay gabadhii ugu horaysay
ee ka qayb gasha baarlamaanka Kenya
Xildhibaanad Safiya Abdi Nur iyo Xubi Xuseen Al-xaaji
oo ah gabadha u dagaalanta xuquuqda dumarka
soomaaliyeed iyo caruurta ee Kenya oo loo yaqaan
WomenKind Kenya, Munaasabadan oon lagu aadiyay
International Womens Day (week), waxaa isku
dubariday Xafiiska RIAC iyo gabdhaha Isjecel
group.
Xafladan oo ay soo abaabuleen Ururkaka Haweenka
ee Isjecel laguna qabtay xafiiska Refugee &
Immigrant Assistance Center (RIAC) ayaa ku soo
dhamaatay Jawi aad u wanaagsan oo niyadsami sii
siindoona Gabdhahaa magaca usoo hooyay Haweenka
reer Keeniya iyo dhamaan bahwaynta gabdhaha ee
Afrikada Bari.
Daawo
Naima Agalab
Refugee & Immigrant Assistance Center (RIAC)
Program Director
31 Heath Street
Jamiaca Plain MA 02130
Phone: 617-238-2434
Fax: 617-238-2431