Banaanbixii ugu xamaasadeesnaa abid oo ka dhacay alfaafka
Wasaarada arimaha dibada ee Maraykanka shalay.
(Washington DC
May 18,
2012 Ceegaag Online)
Waxaa shalay ka dhacay albaabka hore ee wasaarada arimaha
dibada ee dalkan Maraykanka banaanbax aad u balaadhan oo ka
dhan ahaa dad iyagu doco doceeya midnimada Soomaaliya
(Somaliland).
Banaanbaxan oo ay iskusoo dubo riday jaaliyada Soomaalida
ee Khaatumo State ayaa ahaa mid aad u xamaasadeesan dadkii
halkaa isugu yimidna ay ku soo ban dhigeen sida ay u diidan
yihiin in Lacagaha Cabshuurahooda loo isticmaalo in lagu
gumaada eheladooda ku sugan Soomaaliya.Siiba Gobolada SSC oo
hatan ah Khaatumo State of Soomaaliya.
Waxaanu nasiib u helnay inaanu waraysano ilaa sodon
banaanbexe kuwa aanu ka qaadnay waraysiga codka ah waxay
kala ahaayeen 1. Axmed Kayse Jaamac, 2. Cabdifataax Xasan,
3. Cabdikariin Kaarshe, 4. Cabdiraxmaan Aadan, 5.
Cabdiraxmaan Warsame Cismaan, 6. Cabdirisaaq Cali Caateeye,
7. Cabdirisaaq Yuusuf Guray, 8. Cabdulaahi Xuseen, 9. Canab
Maxamed Xirsi Jaamac, 10. Kobra Kayse Xaaji Jaamac, 11.
Naaleeye Qalinle, 12. Saleebaan Waji Xaad, 13. Maxamed
Cabaase Geele.
Hadaba midmid u dhagayso anaga oo waydiinay uun sababta
ay u baaanaanbaxayaan iyo gobolka ay ka dagan yihiin wadankan
Maraykanka.
Waraysigii
Cabdulahi Xuseen (Maine)
Dhagayso
Waraysigii
Axmed Kayse Jaamac (Maine)
Dhagayso
Waraysigii
Cabdifataax Xasan (Massachusetts)Dhagayso
Waraysigii
Cabdiraxmaan Warsame Cismaan (Maine)Dhagayso
Waraysigii
Cabdirisaaq Yuusuf Guray (Ohio)Dhagayso
Waraysigii
Cabdikariim A Kaarshe (Ohio)Dhagayso
Waraysigii
Saleebaan Waji Xaad (North Caroline)Dhagayso
Waraysigii
Maxamed Cabaase Geele (Minasota)Ururka
DaryeelDhagayso
Waraysigii
Xildhibaan Kobra Kayse Xaaji Jaamac (Ohio)Dhagayso
Waraysigii
Cabdirisaaq Cali Caateeye (Boston)Dhagayso
Waraysigii
Cabdiraxmaan Aadan(Xubin ka mid ah Gudiga Minnesota)
(Minnesota)
Dhagayso
Waraysigii
Canab Maxamed Xirsi Jaamac "Afjano" (Minnesota)
Dhagayso
Daawo
Sawiradii Banaanbaxa
webmaster@ceegaag.com |