 |
Garoowe Nov 30, 08
Shirkii Garoowe uga socday
musharixiinta Puntland iyo isimadda oo uu ka qayb galay madaxweyne Yuusuf oo la
soo...
Riix |
 |
Qaahira
Nov 30, 08
Dawlada Masar ayaa shaaca ka
qaaday inay ku biirayso ciidanka ilaalada ka haya badda ku teedsan soomaaliya.
Riix |
 |
Muqdisho Nov 29, 08
Maxkamadaha Islaamiga oo ka
soo horjeestay Heshiiskii Jabuuti dhawaan ka dhacay.
Riix |
 |
Jabuuti Nov 29, 08
Sheekh shariif oo ugu baaqay qaramada
midoobay inay keenaan ciidamo shisheeye Soomaaliya
Riix |
 |
Garoowe
Nov 28, 08
Doorashada Maamul
Goboleedka Puntland.
Riix |
 |
Addis Ababa
Nov 28, 08
Cidamada Ethiopia oo guud
ahaan Somalia isaga bixidoona bartamaha bisha December ee Sanadkan.
Riix |
 |
Qardho
Nov 27, 08
Munaasabadii caleemo
saarka Boqorkii 33aad ee Beelaha Daarood oo ka dhacday
magaa-lada Qardho ee Gobol-ka Karkaar. Daawo+Sawirada |
 |
Qardho
Nov 27, 08
Madaxweynaha DKMG ah khudbadii uu ka
jee-diyey Caleemasaar ka Boqorka Beelaha Daa-rood Dhagayso |
 |
Garoowe
Nov 26, 08
Maamulka Puntland ayaa sheegay in ay xoog ku soo
furanayaan markab ay qafaasheen kooxo burcad badeed ah. Riix |
 |
Hargaysa
Nov 26, 08
Ciidamada amaanka
ayaa xalay waxa ay ku dileen badhtamaha magaalada hargeysa ee caasimada
soomaaliland, nin dhalnyaro ahi. Riix |
 |
Jabuuti
Nov 25, 08
Xagee marayaa Wadahadaladii Jabuuti uga furmay DF iyo Isbahaysiga Mucaradka. Riix |
 |
Tehran
Nov 25, 08
Dowladda Iran oo sheegtay inay xoog kusoo furaneyso Markab laga leeyahay
dalkeeda oo lagu haysto Somalia. Riix |
 |
Hargaysa
Nov 24, 08
Laba Qar iska tuur oo xalay dhac
loogu geeystay, inta u dhexeeysa, Guumeys iyo Oog. Riix |
 |
Muqdisho
Nov 23, 08
Dhagaxtuur oo loo doortay Gudoomiyaha maamulka Gobolka Banaadir.. Riix |
 |
Riyadh
Nov 22, 08
Saciid Ahmed Omar (Ina Ahmed Jezzaan oo ku geeriyooday
Magaalada Riyadh ee Dalka Saudi Arabia. Riix |
 |
Garoowe
Nov 22 08
Madaxweyne Cadde Mu-use oo Shir jaraa’id ku qa-btay Xarunta Madaxtooy-ada ee
Magaalada Garoowe... Riix |
 |
USA
Nov 22 08
Aqalka Cad ee Maraykanka oo ka codsaday QM
inay qee-xdo awoodda lagula dagaala-mayo kooxaha Burcad badee-da Soomaaliyeed Riix |
 |
Qardho Nov 21 08
Kulan ku Aadan Baraaru-jinta Waxbarashada
Gabdhaha oo lagu Qabtay Qardho. Riix |
 |
Qaahira Nov 20 08
Faarax Wehliye Caddow (Sendiko) oo ku
geeryooday Qaahira Riix |
 |
Puntland Nov 20 08
Inagasii daaya markabkaa sida
Saliida yuusan badee-nana inaga galaafane!!! Riix |
 |
Boosaaso
Nov 19 08
Ugu danbaytii doonyihii loobaahnaa in la
afduubo oo Budhcad badeedka u gacan galay Riix |
 |
Boosaaso
Nov 18 08
Maxaabiis ka baxsatay Xabsi-ga Boosaaso Riix |
 |
Addis-Ababa
Nov 18 08
Itoobiya oo ka baqo cara-rasa kooxaha Xag jira ee
All-shabaab Riix |
 |
Birmingham
Nov 17 08
Midnimada Sooma-liya Waa Mid Muqa-das
Ah Riix |
 |
DG Puntland
Nov 17 08
U
VOTE Mudane Khalif Xaaji Jaamac Cabdule (Mandela)- Barnaamijka musharaxa
xilka madaxwaynenimo ee Dowlad Gobaleedka Puntland sanadka 2009þ. Riix |
 |
Nairobi
Nov 16 08
Raiisal-wasaaraha Soomaa-aliya oo ku dhawaaqay gole wasiirro oo cusub Riix |
 |
MinnesotaNov15
08
Soo Gudbin
Codka Gabdhaha
Puntland ee Minnesota iyo Sida Ay u Arkaan Doorashada Madax-weynaha
Maamul goboleedka Puntland ee 2009. Riix |
 |
Kambala
Nov 15 08
Diiriye Saleebaan Xuseen
ayaa ku geeryooday mag-aalada Kambala ee dalka Ugaandha Riix |
 |
Kenya
Nov 15 08
Madaxwayne Yuusuf oo tilmaamay dawlad la'aanta
Soomaaliya isagoo jooga Nayroobi Riix |
 |
Chicago
Nov 14 08
Hillary Clinton oo loo
mag-acaabay Wasiirka Arimaha Dibada ee maamulka mada-xwayne Obama Riix |
 |
Hargaysa
Nov 14 08
Falalkii Argagixisinimo ee ka dhacay
Hargeysa, bishii hore saameyn intee la eg ayuu ku yeeshay, shacabk-a
reer soomaliland? (Daawo sawirada) Riix |
 |
Virginia
Nov 14 08
Dhammaan Reer Geedeeye, Reer Xaaji Cali
Cilmi oo tacsi u diraya ehe-ladii alla ha u naxariistee Xaaji Caasha X.
Maxamuud Shire. Riix |
 |
Ceegaag
Nov 13 08
Dhismaha iskuulka Ceeg-aag Sadexdii Fasal ee
ugu horeeyay ee Waxba-rashada oo meel wanaa-gsan maraya. Riix |
 |
Marka
Nov 12 08
Xoogaga xag jira ee Koofuta Soomaaliya oo la
wareegay Marka Riix |
 |
London
Nov 10 08
Maalinta u
Dabaaldagida Suugaanta Soomaalida
Riix |
 |
Ceegaag
Nov 10 08
Ururka Bisha Cas ee Soomaaliyeed oo
deeq raashin ah gaadhsiiyay degmada Ceegaag.
Riix |
 |
New York
Nov 09 08
Dr. Cabdiqawi: Dad layn diinteenana ma
qabto dhaqankeenana ma aha.....
Dhagayso |
Waraysi Xasaasi ah oo ku saabsan u
Diiwaangalinta Shacabka reer Soomaaliland Doorashooyinka iyo saamaynta ayku
yeelan karto Gobolada SSC oo aanu layeelaynay Axmed C/casiis Warsame oo ku
takhasusay Culuunta siyaasada
dhagayso |
 |
Lascanood
Nov 08 08
Israsaasayn ka dhacday magaalada Laascaanood.
Riix |
 |
Garoowe
Nov 07 08
3 Musharax oo Reer Nugaal-eed ah oo sheegay in hal
Mu-sharax uu tartanka doorash-ada Puntland uga qayb-qaadan doono.
Riix |
 |
Canada
Nov 07 08
Abwaan Hadraawi ayaa ku baaqay in la joojiyo dhiiga iyo
dagaalada ka soconaya Somalia.
Riix |
 |
Hargaysa
Nov 06 08
Sidee, looga arkay caasimada soomaaliland,
ee hargeysa doorashadii barrack obama Riix |
 |
Lascanod Nov 06 08
Magaalada
Laascaanood, ayaa maanta degan, kadib qarax xalay lala beegsaday,
saldhiga weyn, ee ku yaala waqooyiga magaalada Riix |
 |
Garoowe
Nov 05 08
Xassan Abshir Faarax oo ku dhawaaqay Musharax-nimadiisa Puntland.
(Daawo) Riix |
 |
 |
Buhoodle
Nov 04 08
Dhammaan
qosyka reer xaaji Cali Cilmi Iidle waxay tacsi u dirayaan Ehelada al-la
ha nu naxariistee Shiikh Cali Yuusuf Aadan Karrate oo ku geeriyooday
magaa-da Buuhoodle. Riix |
 |
Chicago
Nov 04
Nin madawa oo noqd-ay ninka ugu awooda badan Wadamada Qarbiga
Riix |
 |
Honolulu
Nov 03,
08
Waxaa magaalada Honol-ulu gobolka Hawaii ku geeryooday
Madelyn Du-nham of
Honolulu oo ahayd
Ayeeyadii soo bar-baarisay madax
waynaha La doortay ee B. Obama |
 |
Muqdisho
Nov 03,
08
Sheekh Shariif oo Odoyaa-sha Tolkii uga wada Ruqaa-nsadeen Muqdisho si
ay ugula kulmaan Jawhar. Riix |
 |
Baydhabo
Nov 03,
08
Khawaarijiinta Cusub ee Soomaaliya oo dil toogasho ah ku dilay
Gudoomiyihii hore ee ururka haweenka ee baydhabo.
Riix |
 |
Jawhar
Nov 02,
08
Sheekh Shariif oo faah-faahin ka bixiyay
imaans-hiyahiisa gudaha dalka Soomaaliya Riix |
 |
Nayroobi
Nov 02,
08
In ka badan 70 Xildhibaan oo
boorsooyinka dibada loosoo dhigay kadib markii ay ka cag-ajiideen in ay
Dib ugu laabtan Baydhabo.
Riix |
 |
Hargaysa
Nov 01,
08
Qaramada
Mudoobay oo shaqaalohoodii gargaar-ka ka daad gurasay Hargaysa
amaandaro awgeed
Riix |
 |
Baydhabo Nov 01,
08
Qaraxyadii Gilgilayay Bayd-habo oo uu
maanta ku dha-awacmay duqii magaalada Baydabo Riix |
 |
Jawhar
Nov 01,
08
Sheekh Shariif oo dib ugu laabtay gobalkii uu asal ahaan ka soo jeeday Riix |