Jaaliyad Maxamed Harti (Majeerteen) ee Seattle WA
ayaa xalay 12/27/06 xaflad xasha sharaf ah u samaysay
Garaad Jaamac Garaad Cali xafladan oo ahayd runtii
xaflad heersare loo soo agaasimay ayaa waxaa ka soo
wada qayb galay dhamaan Jaaliyada Harti ee reer
Seattle , WA .
(Seattle,
Dec -
28
-
06 Ceegaag Online)
                                                                                     
C/xakiin Axmed Xassan Dhooble(shine)Seattle Washington (ceegaag1@yahoo.com)

Copyright 2006 Ceegaag Online |