Madaxwayne
Obama ayaa markii hore si qadarinku dheehan tahay ugu
qoorlaalaadiyay Boqorada Ingiriiska iyada oo ay diinta
Islaamku mamnuucday in loo sujuudo qof ama shaqsi bini aadam
ah ayaa hadana wuxuu u sujuuday boqorka Sucuudiga oo aan
isna diidin in loo rukuucsado.
Warbaahinta
aadka u neceb dadka madow ayaa hada ka fidinaya dacaayado
iyaga oo dacaayadahaa ka muuqato sida ay ugu liidayaan dadka
midabka madow ee Mareekanka iyagoo leh bal eega ninkii
madoobaa ee aad madaxda nooga dhigteen waxa uu samaynayo.
Daawo
Tolow madaxda
Soomaaliduna siday Boqorka u salaamaan?