Sanadka 1431 Hijriyada oo manta bilowday
(Caalamka,
Dec
18, 2009 Ceegaag Online)
Sanad wacan oo wanaagsan Dhagaystayaal, Akhristayaal iyo
Daawadayaalba waxaan idin leenahay Sanad wacan oo wanaagsan,
Waxaa manta
bishu tahay Kowdii Muxaram ee 1431ka Taariikhda Hijriyada,
taariikhdan oo bilaabantay markii Rasuulkeenu (NNK) uu ka
haajiray magaalada Maka una Haajiray Madiina si loo yagleelo
umada Islaamka oo haatan marasa meeshii ugu hoosaysay ee
taariikhdeeda.
Dadka Islaamka
ayaa waxay ku jiraan wakhti aad cidhiidhi u ah oo
dhinacwalba laga weerarayo mig gudaha ah iyo mid dibada
ahba.
Umada Islaamka
ayaa waxa ay ku jiraan Tiih ba’an tasoo ay ugu wacantahay
iyaga oo ka digo rogtay aasaaska diintooda.
Waxaan ilaahay
ka baryanaa inuu noonaxariisto oo uu nagaransiiyo meesha
laynaga soo galay siiba qowmiyad Soomaali ahaan.
Midnimo iyo bash
bash iyo barwaaqo ayaan idiin rajeenanaa guud ahaan dadka
Islaamka ah gaar ahaan Soomaaliwayn.
www.ceegaag.com
webmaster@ceegaag.com |