Qaarkamida madaxda Sahnuuniyiinta oo xabsiga loo
taxaabidoono hadii ay cagadhigtaa Boqortooyada Ingiriiska
(London,
Dec
15, 2009 Ceegaag Online)
Wasiika arimaha dibada Tzipi Livni ee kooxaha dhiigyocabyada
ku amar tukaaleeya dhulka Falastiiniyiinta oo loo jaray
warqada rusqada xadhigooda hadii ay soo cago dhigtaan cariga
Boqortooyada Ingiriiska.
Qorshaha lagu ciqaabayo kooxan hor booda Sahnuuniyada ayaa
waxaa ka danbeeya muwaadiniin reer Falastiin ah oo ku dhaqan
wadanka Ingiriiska.
Sababaha loo cugsanayo Xadhiga lagu gaadmareenayo kooxan
ayaa waxay salka ku haysaa xasuuqii ka dhacay magaalada Qaza
ee wadanka Falastiin, aagagan oo ay Boqortooyada Ingiriisku
sharci ahaan ka masul tahay maadaama aysan xornimo
gaadhsiinin balse ay ka fara maroo jiyeen Urdiniyiinta oo
markii danbana ka iibiyay Sahnuuniyiinta.
www.ceegaag.com
webmaster@ceegaag.com |