Bandhig Carweed
lagusoo bandhigayo Buugaagta Soomaalida oo wali Si habsami
ah uga Socda magaalada Boston.
(Boston.
July 26, 2009 Ceegaag Online)
Waxaa
magaalada Boston ee carigan Maraykanka ka bilowday bandhig
carweed lagu soo bandhigayay buugaagta Soomaalida ama ay
qoreen dad Soomaali ahi.
Waxaynu
lawada soconaa Suquuqulka ay ku jirto Suugaanta Soomaaliyeed
iyo sida uu dalkuba u burbur san yahay. waxaa kale oo aynu
wada ognahay in Haayadaha Aduunku ha ahaato mid Carbeed iyo
Mid qarbiba ay u la dagaalamayaan luqada Afsoomaaliga ayaa
hadana ilaa hada lagu guulaysan in laga takhaluso
Afsoomaaliga.
Haayadaha qaramada midoobay ayaa iyagu si wayn cagta u
saaray in Soomaaliga la daabaco oo had iyo jeer iska
ilaaliya in ay arkaan horumarka Afsoomaaliga sida ay ugu
dadaalayaan Xasilooni darada Soomaaliya.
Balse
waxaa arintaa isku fuuqsaday Daabacayaasha
Scansom Publishers
oo soo bandhigay in ka bada 120 magac
buugeed oo Soomaali ah kuna qoran ama ku tujuman
Afsoomaaliga.
Arintan ayaa waxa ay farxad galisay oo
aad usoo dhaweeyay Dadwaynaha Soomaaliyeed ee reer Boston
iyaga oo muujiyay inay diyaar u yihiin inaan loo baahan Cid
aan Soomaali ahayn oo Soomaalidu leeyihiin Awood AY ISKU
TAAKULEEYAAN DALKOODA IYO DADKOODANA KU TAAKULEEYAAN
AFKOODANA KU SOO SAARAAN.
Suuqfiicana u
yihiin Suugaantooda iyaga oo ka hadlay Jeebkaado
Jumladaystayna Buugaagtaa(Alaahu Akbar)
Dhagayso gabay kamida gabayadii laga
tirinayay Badhig carweedka buugaagta Boston gabaygan
oo uu tiriyay Abwaan-Macalin C/casiis m. Liibaan.
Riix
Daawo Sawirada
www.ceegaag.com
webmaster@ceegaag.com |