Shirkii Ganacsiga ee
Istanbul-Turkey oo la soo Gabagebeeyay(Daawo Sawirada)
(Istanbuul.
June 07 , 2009 Ceegaag Online)
Waxaa Magaalada
Ganacsiga caanka ku ah ee İstanbul lagu soo gabagabeeyay
shir weyne caalami ah oo soconayay muddo todobaad ah
shirkaas oo loogu magac daray Tuskon World Brıge 2009
shırkaas oo kusaabsanaa ısku xırka ganacsıga Dalka Turkıga
Wadamada Addunka.
Shırkaan oo ahaa heer caalami laguna lafa guray siyaasadda
ganacsiga aduunka iyo wax
wada
qabsiga ka dhexeeya dowladda weyn ee Turkey iyo aduunka
intisa kale ayaaa waxaa kasoo qeyb galay Wasiirada ganacsiga
ugu qaabilsan dowladaha xubnaha ka ah Jimciyadda Qurumaha ka
dhexeysa, iyadoo Dalka Somalıya uu matalayay Wasıırka
Ganacsıga Mudane C/Rashiid Maxamed Cabdi ( Cırro) oo
hogaaminayay wafdi balaaran oo ka socday Dawladda kumeel
gaarka ah.
Shirkani oo ahaa mid si aada loogu
falanqaynayay arrimaha ganacsiga aya somalia waxaa u
matalayay shirka kana qeyb galay Shırka Saraakiil Ka socotay
Safaradda Soamlıya Sıda Amb. Hılaal Max’ed Aadem Iyo
Uqeybsanaha Ganacsıga Somalıya Ufadhıya Dalka Turkıga
C/Fataaax Warsame Rooti.
Shırka Mudadıı uu socday ayaa waxay Dalka Turkıga soo
bandhıgeen wax qabadkoodıı ama Ganacsıgooda Sanadkaan ıyo
Warashada Dalkoda waxa ay soo Saaaraan oo loo iib-geeyo
Wadamadda Adduunka, iyadoo Dalkaan Turkiga uu yahay Dal
Strategies laleh (2) labo Qaarood iskuna xira 2 qaaradood oo
kala ah Asia & Europe.
Dalalka Ganacsıga ugu badan la yeelan doona
dalka Turkiga iyadoo ay soo dhaweeyeen
kuna sheegeen in ay aad udanaynayaan dalka Soomaaliya
Maaadaama uu yahay Dal Hodan ama Dal Qani ah ,
Ugu danbeyntıı
waxay Ganacsato Dalka Turkıga soo dhaweeyeen ın sı toos ah
loogu xıro Dalka Soomaalıya Dalkaan turkıga dhanka Ganacsiga
arinkaas oo uu qaban qaabo weyn ay Ugaleen Safarada
Soomaliya Dalka Turkiga gaar ahaan Uqeybsanaha Ganacsıga
Soomaaliya Ufadhiyada Dalka Turkıga C/fatax Warsame Rootı
isagoo arinkaas aqbalaada ah ku sheegay guul weyn oo
Ganacsatada Soomaaliyeed Horumar Unoqon doonta & Shacabka
Soomaaliyeedba.
Waxuuna Uqeybsanaha Ganansiga Soomaaliya
Dalka Turiga ugu baaqay Ganacsata Soomaaliyeed sidii ay ugu
soo xirmi lahayeen Dalkaan turkiga una samayn lahayeen
xiriir toosa oo joogta ah oo kala go’lahyn, isagoona balan
qaaday inuu gacan weyn ka siin doono fududeynta howlaha wax
wada qabsi ee labada dal.
Waxaa Kasoo qeyb galay Ganacsadayaal Gaarayey ılaa 5000 oo
Kasocda Dalalka Adduunka.
Halkaas oo Afartıı Malın Ugu danbaysay lagu soo Bandhıgay
Bandhıg Carweed aad Uweyn oo ay joogadeen Ganacsadayaasha
Dalka ıyo Turkıga Iyo Mulkıılayaasha Shırkadaha Dalka
Turkıga, waxayna halkaas kusoo bandhıgeen shırkad Kaste Waxa
ay Adduunka u ııb-geyso & Sanadkaste waxa Ay soo saarto
Cadadkeeda.
Shırkan ay soo qaban qaabısay Shırkada ay kukulmaan
Ganacsıga Turkıga oo dhan ama caalamka u ııb gaysa waxa ay
soo saarto Dalka Turkıga oo lagu magacaabo TUSKON.
Sanadkaan waxuu kaga duwanaa sanadıhıı hore shırkan ama
bandhıgaba ıyada oo sanadıhıı hore ee lasoo dhaafay ay u
martı galın jıreen Qaarad-Qaarad, lakın Sanadkaan waaa uu ka
duwanayd oo hal mar ayay Qaaradaha Addunka Martı Qaadeen.
Uqeybsanaha Ganacsıga Ufadhıya Dalka Turkıga Mudane C/fatax
Warsame Rootı ayaa Sanadkaan La kulamay Ganacsato &
maalqabeenada Dalkaan Turkıga ısagoo ısagoo kala Hadlay sıdı
Ganacsıga Somalıya Sı toos ah loogu xırı lahaa Dalkaan
Turkıga Sı looga Maarmo Ganacsıga Somalıda ee Transıtka ku
ah Marka Dalka Imaaraadka Carabta loona sameeyo Ganacsı Toos
ah oo Somalıya & Turkıga iyadoo fıgradii ay la qaateen
ganacsadayaasha Reer Turkı una Sheegay İn Sanadka Danbe ay
Soomaaliya Noqon.
Waxaa soo gaarsiiyay Shabakadda
wararka ee Ceegaag Online Safaaradda Somalia ee Turkiga.
www.ceegaag.com
webmaster@ceegaag.com |