Caawi Wiilkan
yar ee Dhibaateysan.
(Xaragdheer,
Kenya. March 14, 2009 Ceegaag Online)
Shucayb
Idiris Abdiqadir waa wiil Soomaaliyeed oo 3sanno jir ah
xaalad caafimaad daro ay haysato kuna nool Xerada Qaxootiga
ee Xagardheer ee Dalka Kenya.
Shucayb
Idiris Abdiqadir waxa uu la’ yahay Indhaha waxa uu qabaa
suuxtimo waxa uu ka neefsadaa afka oo waxaa kalifay inuu
afka kaneefsado sanka ayaa buro weyn kaga taalaa waxaa
dhashay hooyo aan waxba haysan oo ay marxalad aduun haysto.
UNHCR tu
waxay wax uqabataa dadka noocan oo kale ah laakin wax walba
waxa ay noqdeen laaluush qaateyaal mana eegaan ruux dhiban
iyo ruux caafimaad qaba ee halkaa dhunta ah ayay eegaan
Hooyo Saynab
Bicir Shire ayaa ka codsaneysa muslimiinta caalamka meel
kastoo ay joogaan gaar ahaan qeybaha kala gedisan ee
shacabka Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka dibediisa iyo
shaqsiyaadka awooda u leh iney gacan Islaamnimo ka geystaan
sidii wax looga qaban lahaa, xaalada Shucayb Idiris
Abdiqadir.
Wixii
faahfaahin ah ama tabarucaad ah waxaad wacdaa wiilkan yar
hooyadiis
-
Saynab Bicir Shire
Telephone keeduna waa 254-714714263 ama
-
C/risaaq Maxamed Ismaciil
Telephone kiisuna waa 254-726260545.
ABUKAR MOHAMED IID
laaska468@hotmail.com
Xagardheer,
Kenya
webmaster@ceegaag.com |