Dacwad Lagu soo Oogay
Safiirka Somalia ee Turkiga Ambassador Hilaal Maxamed
Aadan.
(Ankara. May
22, 2009 Ceegaag Online)
Safiirka eedaysan ee Soomaaliya u fadhiya Turkiga Hilaal
Maxamed Aadan
Wasiirka Caafimaadka Turkiga iyo Safiirka Somalia ee Turkiga
Ambasador. Hilaal
Maxamed Aaden oo ah safiirka Soomaaliya ufadhiya dalka
Turkiga magaalada Ankara ayaa waxuu lunsaday hal doon oo
dawo ah oo ay dowlada Turkiga ugu deeqeen shacabka
Soomaliyeed ee dhibaatada ba' an ay dalkooda ka jirto.
Dawadaas oo lagu gaday dalka jamuurıyada Jabuutı.
Dowlada Turkiga ayaa ah dowlad islaami ah oo
taageera aan xuduud lahayn siisa wadama islaamka ah ee
xaaladaha adag kujıra ama ay kajırto nabad gelyo la'aanta
sida Suudaan.
4 bilood ka hor ayay ahayd markii uu musaafurıyay safiirka
dad Soomaali ah oo soo tahriibay kuwaas oo kusucday ama usoo
tahriibay dalkaan turkiga sı ay uga sıı gudbaan dadkaan ay
dowlada turkiga markii ay safaarda keeneen uu yiri suuriya
ayay ka yimaadeen ee halagu celiya taas oo aan ahayn mid
soomaalino & İslaanimo ay kujirto waliba isagoo soomaali
matalaya uu sameeyay.
Dhibaatooyinka soomaaliya kajira ayaa sanooyinkaan danbe ay
soomaalidu u tahriibaan ama aadaan dalalka yurubta ıyaagoo
wado dheer oo dhibaato badan soo mara qaarkood guryahooda
loo soo gadaa sidii ay naftooda meel ay ku horumarin karaan
utiigsadaan lakiin waxaa nasiib xumaa ninkii magaca Soomaaliya matalayay oo u joogay turkiga inuu dad kumanaan
kun dollar soo bixiyay ama ay ka baxday uu dib uceliyay
Qaar kamid dadkii uu celiyay oo aan xiriir lasamaynay ayaa
noo sheegay qaar in ay joogaan suuriya kuwaas oo kusoo baxay
cafiskii gudoomiye kuxigeenka baarlamaanka soomaaliya Prof:
Dalxa markuu cafis uwaydiiyay madaxweynaha suuriya bishaarul
asad
Ugu danbayntii waxan nasiib darro in ninkaas o kale ay
dowlad Soomaliyeed uu matalo ama safiir uu ka noqdo.
www.ceegaag.com
webmaster@ceegaag.com |