Urur adeegihii 4aad ee ay leeyihiin Jaaliyada Soomaaliyeed
ee reer Boston oo lagaga dhawaaqay Boston Sabtidii Nov
14, 2009ka
(Boston, Nov
16,
2009 Ceegaag Online)
Ururkan
ayaa si toos ah uga shaqaynaya dar dar galinta hawlaha
dumarka Soomaaliyeed kula qabsanayaan nolosha adag ee
wadankan Maraykanka ayaa sabtidii lagaga dhawaaqay magaalada
Caasimada Boston.
Ururkan
ayaa waxaa someeyay gacantana ku haya Aqoonyahanad Deeqo
Jabriil oo ka mida marwooyinka da'da yar ee reer Boston.
Ururkan
ayaa waxaa dhamaan la Ogaysiinayaa umada Soomaaliyeeed ee
reer Boston in gacmo furan lagu soo dhaweenayo iyada oo ay
dadku ka heli doonaan dhamaan waxyaabaha fududeeya nolasha
adag ee wadanka maraykanka
Hadaba
ha u daymo la'aanina.
Xafladii
furitaanka iyada oo koobana waxa ay u dhacday sidatan.
Luul
Gaalooti oo Buraanbur ka tirinasa xafladii gabadheedu ku
furasay Urur 4aadkii u adeegaha Bulshada ee reer Boston.
Dhagayso
Luul Gaalooti oo uduceenasa
Gabadha gabadheedu dhashay ee Mayran.
Dhagayso
Deeqo oo Xaflada ka jeedinasa
Qudbadii Furitaanka
Dhagayso
Caasho (Joanna) oo odaygeedu garab
taagnaa ahna Macalimad luqada Ingiirka ka dhigta UM Boston
oo madasha ka hadlasa
Dhagayso
Waxaa kale oo iyadana goobta ka
hadlay Dr. Siraad oo ku nuux nuuxsatay baahida
loo qabo ururka sidan oo kale shaqadiisu tahay iyo baahida
haweenka Soomaaliyeed u qabaan siiba kuwa reer Boston.
Daawo Sawirada Xaflada
www.ceegaag.com
webmaster@ceegaag.com |