Su'aalo aad u dardaran oo la' waydiiyay wasiirka Haweenka
iyo Qoyska ee maamulka Puntland Jimcihii dhawaa
(Boston, Nov
16,
2009 Ceegaag Online)
Su'aalo
aad iyo aad u kulkullul una xiiso badan ayaa lagu weeraray
wasiirka Haweenka iyo arimaha Qoyska ee maamulka Puntland
Marwo Caasho Geelle jimcihii dhawaa su'aaluhuna waxay
ahaayeen sidatan.
Hadal qudbada ku jiray oo arday
kamida ardaydu Soo Jeediyay
Dhagayso


Su'aashii Wariye Mijir
Dhagayso

Su'aalo Goos goos
ah oo aad loogu muujinayay dadka reer Puntlandka ah ee
amxaarada loo dhiibayo
Dhagayso
  
C/qaadir Hindi
Dhagayso

Barde-cad oo faahfaahinaya
xadgudubka qaar kamida dadka reer Puntland lagu hayo kuwaasoo ku
abtirsada beesha Ogaadeen Dhagayso

Su'aashii Deeqo Jabriil
Dhagayso

Shamhaad oo su'aal waydiinasa Wasiirka ay islaheed
lamawaydiin wali
Dhagayso

Eerkalo oo su'aal mar labaad usoo noqday Dhagayso

Gabogabdii waxaa hadlay
Xildhibaan Faadumo Daahir
Dhagayso

Doowo Jawiga Xaflada iyo
Sawiradii oo dhan
                        
Daawo swirada Qaybtooda 2aad
www.ceegaag.com

webmaster@ceegaag.com |