Maamulka shabakada Ceegaag oo
u mahadcalinaya wariye Cabdirashiid Maxamed Daahir
(Qardho
November 28, 2009 Ceegaag Online)
Waxaan halkan hawada u marinanaa
Wariyiihii shabakada Ceegaag ee Dalka Hooyo "Soomaaliya"
Cabdirashiid Maxemd Daahir "Lacle" oo run ahaan tii
kaalin wayn kasoo qaatay sanadkan dhamaanaya shabakada
Ceegaag dadkana ka haqab tiray dhamaan wararka Soomaalida
kuwooda ugu Xiisaha badnaa siiba kuwii la xidhiidhay dhinaca
horumarka yar ee dalkeenii Hooyo Sameenayay.
Cabdirashiid oo hawlo isga u khaas ah
oo laxidhiidha sii kobcinta Aqoontiisa uga Tagay shaqadii
Shabakada ayaa dhamaan shaqaalaha iyo maamulkuba mahad calin
balaadhan u dirayaan kuna guubaabinayaan go'aankaa uu ku
gaadhay inuu kobciyo heerka aqoontiisa.
Xoghayaha Xaga maaliyada ee Ceegaag
Online
www.ceegaag.com
webmaster@ceegaag.com |