Casho sharaf lagusii sagootinayo Wasiirka Horumarinta Haweenka iyo Qoyska Marwo Caasho
Geelle oo lagu qabtay hayga Shamhaad Xalwo
(Boston, Nov
17,
2009 Ceegaag Online)
Waxaa
xalay lagu qabtay casho sharaf iyo iswaraysi hoose oo
lagulanasii dardaarmayay fariimo culculusna loogu sii
dhiibayay Wasiirka Horumarinta Haweenka iyo Qoyska Marwo Caasho
Geelle.
Kulankaa
oo lagu qaadaadhigay Arimaha Cakiran ee Laascaanood iyo Guud
ahaan SSC, xaalada Amaanka ee Puntland iyo unkamida
wada shaqayn joogta ah oo dhex marta Jaaliyada Dibada iyo
Maamulka Puntland.
Wararka
badankooda oo xasaasiya shabakaduna aysan rusqad u haysan
inay daabacdo awgeed ayaan loo sii falaqayn karin odhaahihii
Casho sharaftaa balse ka bogo Sawirada.
Casho
sharaftan oo ay kasoo qayb galeen Aas aasayaashii Puntland
ayaa ku dhamaatay jawi is afgarasho ah aadna u wanaagsanaa.
Daawo Sawirada
www.ceegaag.com
webmaster@ceegaag.com |