Arooska
Sheekh Muxumed Sh.Cabdi Axmed iyo Maryan Maxamed Axmed oo
ka dhacay magaalada Boston
(Boston, Oct
18,
2009 Ceegaag Online)
Waxaa manta ka dhacay qolka Aroosyada
ee magaalada Boston waa Tobin Center e, Aroos si aad iyo
aad ah loo soo agaasimay. Arooskan oo ay ku wada aqal galeen
Maryan Maxamed Axmed iyo Sheekh Muxumed Sh.cabdi Time-wayne.
Dhagayso Meherinta

Arooska ayaa waxaa
Daadihinayay Yuusuf Dirir Faarax (yuusuf-dheere)

Ugu horayntii waxaa lays waydiistay
Gabadha sida caadada u ah Soomaalida iyada oo goobta laga
sheegay in labda reer horay gabadha isku waydiisteen
layskuna siiyay balse waxaa goobta lagu waydiistay reer
Boston inay iyaguna fasaxaan Arooska Sheekh Muxumed iyo
Maryan.
Sheekh Muxumed waxaa u hadlay
Axmed Sheekh Xasan(Murshid

Dhinaca Maryana Xasan
Ibraahim Cabaas

Sidii balantu ahayd 2:48
daqiiqo ayaa loo meheriyay Sheekh Muxumed Maryan waxaana u
meheriyay Sheekh Cabdinuur Xasan Maxamed

Halka Kalmadiina loo dhiibay
Saaxiibka Sheekh Muxumed waa Sheekh Muuse (Ashcari)
Dhagayso Muxaadarada

Daawo
Sawiradii Arooska
                    
www.ceegaag.com

webmaster@ceegaag.com |