Boston July 31, 2011
Xaflad Baroordiiqa oo dhaqaale loogu uruurinaayay dadka ku waxyeeloobay
Colaada iyo Abaaraha ka taagan Gobolada Bakool iyo Shabeelada Hoose oo ka
dhacday Boston
Sii Akhriso
Laascaanod July 31, 2011
Seminaar ay qabanayso Jaamacada Nugaal oo ku saabsan Kobcinta Saxaafada.
Sii Akhriso
Boston July 31, 2011 Dukaan casri ah oo
aadka heli karto adeegyo kala duwan sida hagaajinta Qaybayaasha (Computers)
oo laga furay Boston.
Sii Akhriso
Ogaysiis: Shirkii abaaraha ee barito Sabtida
July 30, 2011 oo saacadiisii la soo hormariyay. Shirku wuxuu bilaaban doonaa hadii Alle idmo
2:30 PM isaga oo dhamaandoona 5:00 PM, horay u soo qaad $100 ama $50 aad
isku qortay
Gudiga abaaraha ee reer Boston
Boston July 28, 2011 Gudi abaareedyo laga
dhisayo qurbaha iyo kaalinta Jaaliyada reer Boston.
Sii Akhriso
Laascaanod July 28, 2011
Hay'adda HADA (Ohio) iyo Doorka
ay ka qaateen dugsiyada sare iyo Jaamacada Nugaal Laascaaanod
+ Sawiro
Sii Akhri
Muqdisho July 28, 2011
Wasiiradii cusbaa oo
maanta lagu dhaariyay xarunta madaxtooyada ee Villa Somalia.
Sii Akhri
Malaysiya July 25, 2011
UGARGAARA WALA-AL INANKAN ILAAH-AY
LAXAADKIISII KA DHINSIIYEY.
Sii Akhriso
Muqdisho July 23, 2011
Khudbadda Ra'iisal Wasaaraha Soomaaliya ee ansixinta
Xukuumada iyo Barnaamijkeeda halkan ka akhri iyadoo qoraal ah.
Sii Akhriso
Muqdisho July 23, 2011
Barlamaanka Soomaaliya oo ansixiyay Xukuumada Cusub ee
Ra'iisal Wasaare C/wali M. Gaas.
Sii Akhriso
Hargeysa July 22, 2011
Fanaanada Caanka ah Kinsi Xaaji Aaden oo Magaalada Hargeysa
ku geeriyootay.
Sii Akhriso
Boston July 22, 2011
Walaalaha, rag iyo dumarba, waxaa Masjid Altaqwa iyo maamulkiisa idinku
casumayaan inaad kasoo qeyb gashaan Khudbada Jumcaha iyo Muxaadiro isla
galabta Jimcaha oo uu inoo akhrin doono sheekheenna iyo imaamkeenna
Muxamed Idris oo noo iman doona. Masjidka iyo maamulkiisa waxay aad ugu
heelan yihiin sidii dhamaantiin aad uga soo qeyb geli lahaydeen xafladdan.
aad iyo aad ayaan ugu faraxsannahay inaan soo bandhigno and aanan kawada
faa’idaysanno inaan wax ka baranno sheekh isagoo kale ah. Fadlan qofwalbow
keen saaxiibadaa iyo ehelkaaga si ay uga soo qeybgalaan. Wakhtiga
Muxadarada: 5pm-8:30
Muqdisho July 20, 2011
Maxaa hor taagan ku dhawaaqista Golaha Wasiirada, Ma Shariif
Sakiin mise Sheekh Shariif xaqiiqo lasoo wariyay.
Sii Akhriso
Dabab, Kenya July 20, 2011
UN declares Famine in Southern Somalia.
Read More
Muqdisho July 20, 2011
Jaamacadda Muqdisho oo guddi u magacowday gurmadka
baraka-cayaasha abaaraha ee Muqdisho soo gaaray
Sii Akhriso
Boston July 19, 2011
Gudi loo magacaabay Wax ka qabashada abaaraha ku habsaday Soomaaliya
Sii Akhri
Boston July 18, 2011
Hawsha Gorfeeyayaasha Maansada. By Idiris M. Ali (Idka Duula)
Sii Akhriso
Laascaanod July 17, 2011
Shir Saxaafadeed ay qabteen Culumada iyo Guddiga Dhismaha
Masjid Jaamaca Lasanod
Sii Akhri ama
Daawo
Boston July 16, 2011
Live Stream to the 3rd Annual Somali Diaspora Youth (SDY)
Conference in Boston.
Watch
Muqdisho July 16, 2011
Jamciyadda gargaarka ee Sayid oo barakacayaasha Muqdisho soo
gaadhay u qaybisay bacooyin ay roobka ka galaan. +
Sawiro
Sii Akhri
Boston July 16, 2011
Jaaliyada reer Boston oo ka shiray sidii ay gacan uga gaysan
lahaayeen Gargaa-rka Soomaalida ku tabaaleesan Caasima da iyo xerooyinka
Qaxootiyada.
Sii Akhri
Buuhoodle July 14, 2011 Xaflad
loo qabtay arday dham-aysatay Macadka Alfurqan Buuhoodle
Sii Akhriso
Nairobi July 11, 2011
Resolutions of
AJ professionals meeting held on Sunday
10Th July, 2011 at pastoral heritage Concern premise, Karen,
Nairobi:
Read More/Akhriso
Fort McMurray July 10, 2011
In ka badan 30 Soomaali ah oo lagu xidhxidhay Magaalada Fort
McMurray ee Gobolka Alberta Dalka Canada.
Sii Akhriso
X.Q.Dhadhaab. July 05, 2011
Dadka Soomaalida oo ku le’anaya safar xaga lugta ah uu loogu
guurayo xerooyinka qaxootiga ee wadamada Kenya iyo Itoobiya.
Sii Akhriso
Muqdisho. July 03, 2011
Ra'iisal Wasaare Cabdiwali M. Cali oo markii ugu horeysay booqdey jiidaha
dagaalka, ciidamadana ku booriyay inay sii wadaan dagaalka.
Sii Akhri
Edmonton. July 02, 2011
Magaalada Edmonton ee dalka Canada oo si weyn looga
dabaaldegay xuskii (1st July) ee Xornimada Somalia (51) iyo Canada 144
Sii Akhri + Daawo
Muqdisho. July 02, 2011
Naadiga Soomali Pen oo Daah Furey Buug La Magac baxay (HOGAAMINTA
WANAAGSAN ee uu Qorey Dr Cabdi Shire Warsame
Sii Akhri+Daawo
Brussels, Bel. July 01, 2011
Waxaa maanta oo bishu tahay 1 da Luuliyo ay gabadhi ugu
dhalatay magaalada Brussels Tafatiraha websitekan
Liibaan Fiin iyo Xaaskiisa Deeqo Tubeec, gabadhaasoo loo
bixiyay Iimaan. Waxaan leenahay Iimaan soo barbaar noqona
tii anfacda Dalkeeda, Dadkeeda iyo Diinteedaba Aammiiiinnnn.
1-da Boston July 01, 2011 Xaflad u agaasineed heer
Qaran oo qalin jabin ardayeed iyo dabaaldega 1 da Luuliyo
isgu jirtay oo ka dhacday magaalada Boston.
Sii AKhriso
1-da Luulyo July 01, 2011
Munaasabada 1-da Luulyo oo laga xusay Magaalooyinka
Muqdisho, Somalia, Kuala Lumpur, Malaysia iyo Odense
Denmark.
Daawo