Muqdisho
June 26, 2011
Sanad guuradii 51 aad ee kasoo wareegaty markii beerta
xoriyada ee Hargaysa laga qotomiyay Calanka Soomaalieed oo
laga xusay Soomaaliya.
Sii Akhriso+Daawo
Edmonton
June 25, 2011
Hambalyo Meher: Khalid Saalax Mohamed
(Lacle) iyo Xaliimo C/llaahi Mohamud oo meherkoodu ka
dhacay Magaalada Edmonton ee Dalka Canada + Sawiro
Sii Akhri
Sweden
June 25, 2011
Xafladd
loo qabtay Soo Dhaweynta Raisul-Wasaaraha cusub Prof.
Abdiweli Mohamed Ali Gaas oo ka dhacday Dalka Sweden
Sii Akhriso
Ceegaag
June 23, 2011
Waxgaradka Degmada Ceegaag oo Amaan u jeediyay Hay'adaha
SCERDO iyo NPA oo hirgalinta Labo Ceel ka bilaabay Degmada
Ceegaag + SawiroSii Akhri
Boston
June 23, 2011 Taariikh nololeedka Ra'iisal
Wasaaraha Cusub
Sii Akhri
Muqdisho
June 23, 2011
Cabdiwali Mohamed Cali Gaas oo loo magacaabay Ra'iisal
Wasaaraha cusub ee Soomaaliya
Sii Akhriso
Muqdisho June 22, 2011
R/Wasaareihii hore ee Soomaaliya Mudane farmaajo oo
sawir Xusuus ah la galay Xubnaha Golaha Wasiirada
Xukuumaddiisii.
Arag+Daawo
Ceegaag
June 20, 2011
Hay'adda NPA oo Ceel biyood Riiga ka hirgalineysa Degmada
Ceegaag.
Daawo
Boston
June 20, 2011 Shirkii
ugu horooyay ee Jaaliyada Soomaalida reer
Boston oo ku qabsoomay masjid jaamac wayn ee magaalada.
Sii Akhriso
Muqdisho
June
19,
2011
Ra'iisal Wasaaraha Soomaaliya Mohamed Abdillahi Farmaajo oo
is casilay
Sii Akhri ama
Dhageyso
Edmonton
June
19,
2011
Banaanbax lagaga soo horjeedo heshiiskii
Kampala oo ka dhacay Magaalada Edmonton ee Dalka Kanada
+ Sawiro
Sii
Akhriso
Boston
June
19, 2011
Ururka dhalinyarada Soomaal-inimada ku midoobay ee magaalada Boston oo la
shiray waalidiinta qaarkood.Sii
Akhris
Ogaysiis: Waxaa la
ogaysiinayaa dhamaan Jaaliyada Soomaalida ee reer Boston, Gobolka
Massachusetts carigan Mararaykanka inuu jiro shir aan caadi ahayn oo
jaaliyadu ka yeelanaso Arrimo badan oo khuseeya shaqsi kasta wadar ahaan iyo
waaxid ahaanba Shirkan ayaa dhacaya Axada 19ka June
sanadka 2011 kana dhacaya masjid jaamaca magaalada saacada
5:00 ilaa 7:00 galabnimo. fadlan wakhtiga ha la ilaaliyo....................
London, UK June
17,
2011
JASIIRADA SUQADARA: KU QABSO
KU QADI MEYSIDE (Qaybtii 2aad)
Sii Akhriso
Muqdisho
June
16,
2011
Dayax madoobaadkii
ugu dheeraa mudo 10 sanno oo xalay kadhacay meelo ay ku
jirto Soomaaliya.
Sii Akhriso
Ceegaag
June
15,
2011
Hay'adda SCERDO oo Riigii Labaad ka hirgali-say Degmada
Ceegaag
+ Sawiro
Sii Akhriso
Boston
June
15, 2011
Abaabulka Shirka Jaaliyada ee reer Boston oo si
habsami ah uga socda Dhamaan magaalooyinka Gobolka Massashusets.
Sii Akhriso
Seattle Washington
June
15, 2011
Ogaysiis:Badhig buugeed ay shirkada Scansom ugu
talo gashay jaaliyada reer Seattle oo dhacaya
1st-3rd
JULY 2011 (Friday – Sunday)
Sii Akhriso
Boston
June
13, 2011
Abaabul shir muhim u ah shaqsi kasta oo Soomaaliya kuna nool Gobolkan
Massachusetts.
Sii Akhriso
Muqdisho
June
13,
2011
Labada Shariif ha lays raaciyo oo yaan la kala reebin oo loo
kala hiilin. Sii Akhriso
Boston
June
12,
2011
Xoghayaha guud ee IGAD H.E Eng. Ma-hboub
Maalim iyo Wasiirkuxigeenka was-aarada Gaashaandhiga ee Kenya Hon. Joseph
Nkaisserrry oo la kulmay jaaliyada Soomaaliyeed ee reer Boston.
Sii Akhriso
Gothenburg Sweden
June
12, 2011
Bandhiggii
buugaagta taariikhda, dhaqa-nka & codka hal-abuurka Soomaalida oo lagu soo
gebagabeeyay magaalada Gothenburg ee dalka Sweden
Sii Akhriso
Muqdisho
June
12,
2011
Shabakada Ceegaag
Online ayaa ka waraysatay Xildhibaan Maxamed Shiikh Cali(Woosh) sida ay
Baarlamaanka Somalia u arkaan heshiiski ay Kampala ku gaareen labadda
Shariif iyo go'aanka shalay ka soo baxay golaha Wasiirada Somalia ee
tibaaxayay in heshiiski Kampala la horgeeyo golaha Baarlamaanka
Dhagayso
Muqdisho
June
12, 2011
Hogaamiyihi ka Tirsan Al-Qaacida oo
lagu Dilay Magaalada Muqdisho.
Dhagayso
Gothenburg Sweden
June
11,
2011
Codka
hal-abuurka Soomaalida oo ka furmay magaalada Gothenburg ee dalka Sweden+Sawiro
Sii Akhriso
Phoenix
Arizona June
11,
2011
Anigoo ku hadlaya magacayga,
kan reerkayga iyo kan dhammaan xubnaha Somali American United Council ee
Arizona ayaan annagoo ka-wada tiiraanyeysan ge-rida naxdinta leh ee ku timi
marxuum Cab-dishakuur Sheikh Xassan Faarax
Sii Akhriso
Muqdisho
June
10,
2011
Madaxweynaha Dowladda Federaalka KMG ah mudane Shariif Sh Axmed Dhagayso
iyo R/wasaaraha xukuumadda KMG mudane Maxa-med C/llaahi Maxamed FarmaajoDhagayso ayaa tacsi u diray
Umadda Soomaaliyeed geeridii ku timid Wasiirkii Arrimaha Gudaha iyo
Amniga Qaranka Allaha u naxariistee C/shakuur Sheekh Xasan Faarax.
Boston June 10,
2011
Ururka dhalinyarada
Soomaalinimada ku midoobay ayaa ogaysiinaya in June 18, 2011 uu dhacaya
shirkii sanadlaha ahaa ee ay waalidiinta la yeelan jireen iyada oo
laqaadaa dhigi doona 65 shaqo oo u diy-aara dhalinta Soomaaliyeed ee
reer Bos-ton shirkan ayaa ka dhacaya masjid jaa-maca wayn ee magaalada
Boston 100 MX
Minneapolis June 10,
2011
FBI-da Dalka
Maraykanka oo Shaacisay in Wiil Somali-Amerikan ah uu isku Qarxiyay
Soomaaliya(Warbixin).Sii
Akhri
Muqdisho
June
09,
2011
Haweenka reer
Muqdisho oo ku dhiiro galiyay Raysalwasaare Farmaajo inuusan
ka baqo cararin waajibaadka shaqo ee uu u hayo shacabka
Soomaaliyeed waxaana Hadaladoodii kamid ahaa
Dhagayso
Muqdisho
June
09,
2011
Mudaaharaadyo looga soo horjeedo heshiiskii Kampala ee
Labada Shariif (Sakiin iyo Afguduud)
oo gilgilay Magaalada Muqdisho iyo qaar kamid ah
gobolda Dalka Soomaaliya
Sii Akhri
Nairobi, Kenya
June
09,
2011
Ugaaska Beesha
SADE (Mareexaan)
Ugaas Cumar
Ugaas Xirsi oo ku
geeriyo-odey Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya
Sii Akhriso
Hyderabad
June
09,
2011
Kooxdii ka socotay gobolka Sool ayaa ku guuleysatay
tartankii kubada cagta ee ka soconayay Magaalada Hyderabad
ee Dalka Hindiya + Sawiro
Sii Akhriso
Mahadi allaah baay usugnaatay ina waafajiyay hir galinta
maxadkan al hidaaya waa maxad hada furnaa mudo waana ilahay
fadligii in arday badan ka aflaxday maxadka waxaa loogu talo
galay bar baarinta dhalaanka barida diinta islaamka caqiido
huhufan iyo akhlaaqdiineed waxaa loogu talo galay ardayga
dhamaysta kooras kamida koorasyada maxadku bixiyo in lasiiyo
shahaado anfici doonta mustaqbalkiisa wax barashadiisana kusii
wadan doono in shaa allaah.
Machadkan fikirkiisa waxaa lahaa culimo badan oo caan ah
ilahayna wuu hir galiyay dadbana way ka aflaxeen kuwa kalena
way ka aflixi doonaan in shaa allaah hadaba waxaa kuu diyaara
macalimiin aqoon sare uleh diinta islaamka iyo barbarinta
caruurta hadaba walaal ilmahaagu haka faidaysto fursadan
qaaliga ah ee ugu timi gurigiisa isaga oo dhex jooga sidoo
kale iyaguna waxaan meesha kamaqnayn dadka waa wayn maalmaha
ay fasaxa yihiin hadaba lasoo xidhiidhmaamulka maxadka
alhidaaya waxaana wax laguugu dhigayaa qalab casri ah.