Ceegaag,
Oct 29, 2011
Beesha Xuseen Siciid (Hayaaag) oo dhamaystiray Ergooyinka gudaha ee uga
qaybgalaya shirka wadatashiga Dhulba-hante ee loo balansanyahay Magaalada
Qadiimiga ah ee Taleex.
Sii Akhriso
Norway, Maine
Oct 28, 2011
Nin u
dhashay Dalka Mareykanka oo gaadhi nooca Honda-da loo yaqaano oo uu lahaa
gaadhsiiyay 1 Malyan oo Miles, Daawo Xafladii loo dhigay.
Sii Akhriso
Boston
Oct 27, 2011
Hayada
SOMALI CANADIAN EDUCATION AND RURAL DEVELOPMENT
ORGANIZATI-ON (SCERDO)oo
si toos ah uga hawl-galidoonta wadankan Maraykanka, iyada oo laba-laabi doonta
hawlihii ay ka waday arimaha Abaaraha ka taagan Soomaaliya, Waxbarasha
dhalinta Soomaaliya iyo USA iyadoo xaflad furitaan xafiis dhawaan lagu
qaban doono Magaalada Boston.
Muqdisho
Oct 27, 2011
Ra'iisal Wasaaraha
Soomaaliya oo sheegay in Dowladdiisu raali ka tahay soo galitaanka Ciidamada
Kenya ee gobolada Jubooyinka ee Koonfurta Somalia.
Dhageyso
Edmonton
Oct 26, 2011
(English) SCERDO would like to wish youth worker Amal
Issa farewell. Amal has left for Toronto to pursue her masters. We wish her
all the best with her future endeavors.
Read More
Laascaanood
Oct 25, 2011
Fursad
shaqaalayn sanad ah oo haatan laga rabo shabakadan Ceegaag Online.
Sii Akhriso
Laascaanod
Oct 24, 2011
Hambalyo Aroos:
Axmed C/casiis Warsame (Axmed Dheere) iyo Nimco Jaamac
Shire oo Arooskoo-du ka dhacay Magaalada Laasca-anod ee Gobolka Sool.
Sii Akhri
Soomaaliya,
Oct 23, 2011
Ra'iisal
Wasaare C/weli oo xerada Jasiira tababar ugu soo xidhay ciidamo ka tirsan
Dowladda KMG.
+ Sawiro
Sii
Akhriso
Kismaayo,
Oct 23, 2011
Diyaaradaha wadanka kenya
oo duqaymo xoogleh u gaystay KismaayoSii
Akhriso
Bali-Gubadle,
Oct 22, 2011
Dagaalkii u Dhexeeyay Bee-laha Ogaadeen iyo
Arab Ayaa Waji Cusub Galay
Sii Akhriso
Soomaaliya,
Oct 21, 2011
21-ka Octoober
taariikh xusid mudan (ka bogo Warbixin, Sawiro iyo Muuqaal).
Sii
Akhriso
Sirte,
Libya
Oct 20, 2011
Hogaamiyihii hore ee
dalka Libya Muammar Qadaafi oo la dilay.
Sii
Akhriso
Ceegaag,
Oct 18, 2011
Mashruuca
Magaalaynta ee Ceegaag oo daboolka laga qaaday
Sii Akhriso
Chimoio,MZ
Oct 17, 2011
Abwaan Farxaan
Cumar Gowl (Farxaan Salwe) oo tix guubaabo ah u tiriyay Shirka ka dhicidoona
Degmada Taleex.
Sii Akhriso
Taleex,
Oct 16, 2011
Qurbo joogta beesha Hayaag oo taageeray shirka wadatashiga beesha
Dhulbahante ee ka dhacaya dagmada Taleex ee gobolka Sool
Sii Akhriso
Ceegaag,
Oct 15, 2011
Beesha Hayaag oo
bayaan ay ka soo saareen degmada Ceegaag ku taageeray shirka wadatashiga
beesha Dhulbahante ee ka dhacaya dagmada Taleex ee gobolka Sool
Sii Akhriso
Nairobi, Oct 15, 2011
Madaxweynaha
Puntland oo la kulmay Mahiga iyo Jerry Rowlings +
Sawiro
Sii
Akhri
Muqdisho, Oct 14, 2011
Ra'iisul Wasaaraha:
Road-map ka dhaqangelintiisa oo si fiican u socota
Sii
Akhriso
Boston, Oct 13, 2011
Xaflad
caways ah dhaqaale loogu uruurinayo Abaaraha Rakaadiyay Soomaaliya oo ka
dhacaysa Boston Oct 29, 2011.
Sii Akhriso
Soomaaliya, Oct 12, 2011
Maanta oo ku beegan markii calanka Soomaaliya laga taagay gayiga
Soomaaliya ayaanu waxaan idiin diyaarinay warbixin gaara
Dhagayso
Ceegaag, Oct 11, 2011
Roob mahiigaan ah oo ka da'ay Degmada Ceegaag iyo nawaaxigeeda.
Sii Akhriso
London, Oct 11, 2011
Maryan Mursal: Al-shabaab inay qabuuraha faagaan aniga ayaa u diray....
wareysi qosol badan!!
Daawo
Ceegaag, Oct 10, 2011
Ceelkii labaad (2aad) ee laga hirgalinayay degmada Ceegaag oo shaqadiisu
meel fiican mareyso. (Daawo Sawirada + Video)
Sii Akhriso
Muqdisho, Oct 09, 2011
Banaabax loogu magac
daray maalinta cadhada ayaa lagu qabtay Garoonka burburay ee Koonis Stadium
ee magaalada Muqdisho.
Akhriso+Daawo+Dhag
Muqdisho, Oct 09, 2011
Maansadan Waxaa la yiraahdaa ARDOGAN waxaanan u hadiyeyna-yaa Ra'iisal
Wasaaraha Turkiga Rajab Dayid Ardagon.
Sii Akhriso
Hargaysa, Oct 09, 2011
Abwaanka wayn ee Hadraawi oo waryasi uu siiyay radio muqdisho ugu
sheegay kaaxaha al-shabaab inay dhugtaan bartilmaameed kooda inata aysan
keebka farta ku riixin
Dhagayso
Addis Ababa, Oct 08, 2011
Ra'iisal Wasaaraha Soomaaliya Prof. C/weli
Gaas oo Magaalada Addis Ababa kula kulmay dhigiisa Ra'iisal wasaaraha
Ethiopia Ato Meles Zenawi.
Sii Akhriso
Istanbul, Oct 07, 2011
Raysalwasaare Erdogan Oo Hooyadii
Geeriyootay Iyo Bahda Ceegaag Online ooTacsi Tiiraanyo Leh U Dirayaan Qoyka
Iyo Qaraabada Reer Erdogan
Sii Akhriso
London, Oct 07, 2011
Fannaannadii Waynayd ee
Soomaaliya Faadumo Qaasim Hilowle oo ku geeriyootay Shalay Magaalada
London.
Sii Akhriso
Garoowe, Oct 06, 2011
Dad
badani waxay xasuusan doonaan 04. Octo-ber, 2011 oo ah maalinti la
qarxiyay xarunti Hargaha iyo Saamaha oo ay deganaayeen tiro ka mida
wasaaradaha DFKMG ah oo ay ka mid tahay wasaarada waxbarashada
Soomaaliya, waxaana goobti qaruxu ka dhacay ku dhintay dad kor u
dhaafaya 100 qof, waxaana ku dhaawacmay dad ka badan 80 qof. War
bixintan waxaa qaraxa ka ka diyaariyay,
madaxa barnaamijyada ee Radio Garowe Cabdirashiid Maxamed Daahir.
Dhagayso
Minneapolis, Oct 05, 2011
Hees cusub oo ay soo saartay
Fana-anada wayn ee Saado Cali Warsame heestan ayaa layidhaahdaa RUN..
Beentii Run Ruuntii Been u noqoto..
Dhagayso
Muqdisho,
Oct 05, 2011
Madaxwaynaha Soomaaliya oo booqasho ugu tagay dadkii sida waxashnimada leh
loogu weeraray agagaarka warshada Ha-rgaha iyo Saamaha intooda badbaaday ee
dhaawaca ku ah Isbataalada
Dhagayso
Muqdisho,
Oct 04, 2011
Kooxda loo awood
sheegay ee Al-shabaab oo weerar ismiidaamina ka fuliyay Muqdisho
Sii Akhri+Dhagayso+Daawo
Sermanyo,Taleex.
Oct 02, 2011
Hayadaha NPA iyo SVO oo Kuguulaytay Ceelkii
Riiga ahaa Aykawadeen Sarman-yo iyagoo biyo ka keenay
Daawo+Sawiro
Muqdisho,
Oct 01, 2011
Madaxwayne Shariif oo kormeer ku
maray saaka xaryaha qaxootiga ee dadka bara-kacayaashu ku
sugan yihiin muqdisho iyada oo saaka laga qaybinayay
mucaa-winadii ka timid Somaliland.
Dhagayso