Muqdisho Feb 22, 2012
BAAQA ISLAAX
EE KU AADAN SHIRKA LON-DON EE ARRIMAHA SOOMAALIYA
Sii Akhriso
Laascaanod Feb 21, 2012
Ogeysiis: Shabakada Wararka ee Holhol.net
oo hawada dib ugu soo noqotay, kadib shaqo farsamo oo ku socotay Webka
awgeed.
Brussels, Belgium Feb 21, 2012
R/wasaaraha
Soomaaliya oo booq-day xarunta safaarada Soomaaliya iyo guriga safiirka ee
Biljamka lana hadlay Jaaliyada Soomaalida
Daawo+Sii Akhriso
Laascaanood Feb 21, 2012
Qabsashadii
Somaliland ee Laasca-nood khasaare iyo faa’iido Q.2aad
Sii Akhriso
Boston Feb 20, 2012
Ogaysiis: Waxaa umada Soomaaliye-ed la ogaysiinayaa inay maanta dhaca-so
muxaadarooyinkii billaha ahaa ee lagu qaban jitay masaajidka Soomaali-da ee
Al-Taqwaa galabta 5:00 ilaa 7:00 Fiidkii
Kasoo
qaybgal wacan
Sii Akhriso
Minneapolis Feb 20, 2012
Fanaanad qarameedka Soodo Cali oo ay kasoo burqatay markale hees
ay ku amaanaso dhulkii Hooyo siiba magaalada loo aayay ee dakada ah ee
Boosaaso
Dhagayso
Soomaaliya Feb 20, 2012
Eedaan layaabee arxankeedu daranaa.......
islaannimaada guudnimo ma ilaalinaysee ishay kugu gubtaayoo afkay kaala
dirirtaa (One
of the Top 10 Somali Songsfrom the 80's)
Dhagayso
Boston Feb 19, 2012
Shamso Xasan Axmed oo
Xafiis turjumaan luqadaha ah ka hirgalisay Magaalada Boston
Sii Akhriso
Edmonton Feb 18, 2012
Tobon ka mid ah
dhalinyaradda Soomaaliyeed oo tababar looga furay xarunta Hay'adda SCERDO ee
Magaalada Edmonton.
Sii Akhriso
Chimoio, Feb 18, 2012
Hambalyo Meher:
Saleebaan Axmed Nuur (Sharci) iyo Aamina C/samad
Abshir oo meherkooda ka
dhacay Magaalada Nairobi ee dalka Kenya.
Sii Akhriso
Garoowe Feb 17, 2012
Shirka
Dastuurka ee ka dhacayay Garoowe sadexdii
maalmood ee lasoo dhaafay oo caawa 11:23 PM SGAB la soo afmeeray
Sii Akhriso
Garoowe Feb 17, 2012
Shirka Dastuurka ee
ka dhacaya Garoowe oo maalintii labaad si habsami leh u socda iyo qodobo
horu-dhac ah oo ka soo baxaySii Akhriso
Boston Feb 16, 2012
Gudoomiyaha IGAD
Maxbuub Macalin iyo Kalkaaliyaha Wasiirka Maaliyada ee Kenya Oburu Odinga oo
Shir Xogwara-ysi ah la yeeshay Jaaliyada reer Afrik-ada Bari magaalada
Boston.
Sii Akhriso
Muqdisho Feb 14, 2012
Madaxweyne Shariif oo Qudbad
Taariikhi ah oo cafis uga dalbaday beesha Gibilcada Ka Jeediyey
Munaasabad Ka
Dhacday Xamarweyne
Dhageyso
Garoowe
Feb 14, 2012 R/wasaare C/weli
Iyo Wafdi Uu Hoggaaminyo Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyey Garoowe
Sii Akhriso
Muqdisho Feb 13, 2012
R/wasaare C/weli Oo Ka Qeyb-Galay Kulan Looga
Hadlayay Isgaarsiinta
Sii Akhriso
Sweden Feb 12, 2012 R/wasaare Kuxigeen Ahna Wasiirka Ganacsiga
Oo Xaflad Soo Dhaweyn Ah Sweden Loogu Sameeyey”DAAWO SAWIRRADA”
Sii Akhriso
Laan-Maslay Feb 12, 2012
Magaalada
Laan-Maslay oo laga dhisay Masaajid Dhagax ah kadib mudo hada laga joogo 43
sanadood oo ay magaalo ahayd
Sii Akhriso
Muqdisho Feb 11, 2012
Dhismaha Haykalka Ciidanka Bada iyo qaabka uu u
socdo oo lagu soo bandhigay dabaal deg loo qabtay sanad guuradii 50aad ee ka
soo wareegtay Aas-Aaska ciidanka Bada SoomaaliyeedSii
Daawo
Muqdisho Feb 10, 2012
Dagamada Hawlwadaag oo kamida xaafadaha caasimada Muqdisho oo
xaflad heer Qaran ah oo dawlada ay ku wareejinayaan dhismayaashiidii soo
bandhigtay
Sii
AKhriso
London
Feb 09, 2012 Dawlada Ingiriiska oo olole
diblama-asiyadeed ugu jirta sidii loo aqoon-san lahaa Somaliland
Sii
Akhriso+Dhaga
Buuhoodle Feb 08,
2012
Faahfaahin
dheeraad ah dagaalkii saaka ka dhacay degaanka u dhexe-eya Qorulugud iyo
Maygaagale ee Gumarta.
Sii Akhriso
Muqdisho Fen 08, 2012
Dallad ay ku midoobeen ururrada ka shaqeeya
samofalka iyo horumarinta bulshada oo Muqdisho looga (SHOC) dhawaaqay
Sii Akhriso+Sawiro
Buuhoodle Feb 08,
2012
8:00AM Somaliya
Dagaal qadhaadh oo dib uga bilowday deegaanada dhulka
Gumarta ee dhaxeeya Sooljoogto iyo Maygaagle dagaalkan oo laysku adeegsanayo
hubka noocyadiisa kala duwan kala soco wixii kasoo kordha Ceegaag.com
Islaamabaad Feb 08, 2012 Nibiri Yaxaaseed ku soo caaryay deka-da
Islaamabaad Bakistaan.Sii
Akhriso
London
Feb 08, 2012 Wasiir ka tirsan Britain oo sheegay in
Shirka London uu ahmiyad u leeyahay SoomaalidaSii
Akhriso
Adis-Ababa Feb 08, 2012 Beelaha
Dhexe ee Somaliland oo ku mashquulsan siday go'aan mideysan ula tagi
lahaayeen shirka London iyo Jaaliyadaha Khatumo State iyo Awdal State oo ku
mashquulsan xaflado
Sii Akhriso
Somalia/Punt Feb 08, 2012
Filim gaaban oo oo laysku barbar
dhigay taariikhda Masaaridii Hore ee Punt iyo Soomaalida Casrigan
Sii Daawo
Qorulugud Feb 08, 2012
Baaq ay masuuliyiinta degmada
waaxyaheeda kala duwan iyo waxgaradka degmadu u dirayaan qurbajoogta
reer Qorulugud si ay uga qayb qaataan horumarin halbawlayaasha nolosha kaaba
ee degmadaasi
Dhagayso
Ceegaag Feb 07, 2012
Ogaysiis: Waxaan Akhrisyaashayada qaaliga ah
qaarkood aanan laga raali galinayn daabicid la'aanta qoraladiinii Mawliidka.
Sii Akhriso
Muqdisho Fen 07, 2012
Wax qabadka DFS bishii
Janaayo 2012 oo ay ku guulaysatay gacan ku soo celinta dhismayaashii
dawladnimo ee Muqdisho
Sii Daawo
Malmo, Sweden Fen 06,
2012
Bandhig buugeed iyo Dhaqameed lagu qataby
Malmo- Sweden
Sii Akhriso+Sawiro
Edmonton. Canada Feb 05,
2012
Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay
oo lagu xusayay maamul goboleedka Khaatumo ayaa ka dhacay gobolka Alberta ee
dalka Canada.
Sii Akhriso+Sawiro
Hargaysa Feb 05, 2012
Suldaan Maxamed Suldaan CabdiQaadir Suldaan Cabdilaahi oo Waran
war murtiyeed ah ku wareemay xabkii cunaha u fadhiyay siyaasiyiinta
reer Somaliland labaatankii sanadood ee tagay, isagoo maanta waraysi
dhinayco badan taabanaya siiyaay Webka TogaHerer.com
Dhagayso
Boston Feb 05, 2012
Maxamed Faarax
oo maanta wacdaro ka dhigay barxada Ciyaaraha fudud ee xaafada Roxbury oo
marti galisay New Balance.
Sii Daawo Sawirada
London Feb 04, 2012
Barnaamijkii falaanqaynta jimcaha ee BBCda ee
asbuucaan (3.02.12) oo Soomaalida u siyaadiyey qalbijab!Wasiirku miyuusan
wax ishaarin markuu isticmaalay kalmadaha(dhibka wixii keenay – Root Causes
of the Problems)?
Sii Akhriso
Buuhoodle Feb 04, 2012
Mustafa Akhyaar oo kalmad uu kaga hadlayo dagaalka ay
Somaliland ku qaadey Buuhoodle, iswaydii marka sharciga islaamka la fiiriyo
ma ku banaantahay in dhiig loo daadiyey Xuduud Ingriis sameeyey baan soo
xidhaynaa?
Dhagayso
Muqdisho Feb 03, 2012
400
oo arday oo dawlada Turkiya u qaaday waxbarasho oo shalay ka duulay
caasimada muqdisho iyaga oo isla shalayba gaadhay Caasimada AnkaraSii
Daaaawo
Boston Feb 02, 2012
Ciyaaryahan u
ciyaara kooxda kubada kolayga ee Celtics
Brandon Bass oo booqasho ku yimaid barxada Soomaalida ee xaafada Roxbury.
Sii
Akhriso
Buuhoodle
Feb 01, 2012 Madaxda Maamulka Khaatumo oo
Booq-day fadhiisimaha Ciidamadamo beeleedya-dooda ka samaysteen aagaga
Baliyada taxanaha ah ee qadiimiga ah.
Sii Akhriso